Riyada malabka dhalinyaro lala cunayo

Riyada malabka dhalinyaro lala cunayo Riyada: Asc waxaa ku riyoooday anagoo ah dhalinyaro badan oo malab cuneyno waxana malabka soo gaday oo noo keenay adeerkay . Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wax fiican aad la wadaagi doonto dadkaas. Waxaana sabab u noqonayo adeerkaaga ama qof kale qaraabada ka mid ah. Riyada nolol aduunyo ayay tilmaamaysaa oo […]
Riyada casuumad aad u wayn oo macmacaan aan cunay

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO QAADHI WATA AYAAN WAXAAN HELAY MAC AAD U WAYN OO UU KA BUUXO WAX MACMACAAN OO AAD U FARA BADAN OO KALA WADA NOOCA KEEG, QUREEC, KU LAGU DARAY MALAB OO AAD U BADAN WAAN […]
Riyada dooxa iyo malabka shinida oo ka dhargay

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANIGA IYO SAXIBKAY OO DOOXA OO DHIIDHI BADAN LEH KATALAABAYNA KABACDI GEED WAYNOO AAN FILAYO INUU GOB AHAA ANOO KA HELAY MALAB SHINIDIINA AY JOOGTO MALAB AAD U MACAAN MARKAASAN LAHAA SI AANAY KUU QANIININ WAJI KA AYAAN MARSADAY MEELO KA MIDA SHINIDIINA […]
Fasirka riyada cunitaanka malabka

Fasirka riyada cunitaanka malabka Riyada: Asc l wll xalay waxan ku riiyooday anoo cunaya malab marka muxuu noqon kara fasirka riyada malabka. Mahadsanid Fasirka: Riyada malabka waa riyo aad u fiican qofkii ku riyoodo asoo cunaya malab wuxuu helayaa hanti xalaal ah oo badan. Dhammaan culimada riyada fasiro way isku raaceen arrinkaas. wuxuu leeyahay […]
