Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan riyo ku arkay aabaheey oo dhimanaya

Su’aasha: waxaan riyo ku arkey aabaheey oo dhimanaya lkn hadda wuu nool yahay riyadaasi mexey tahay. Jawaabta: Dhimashada aabbaha riyada dhexdeeda, riayadaas waxay tusinaysaa nolol adag ama duruufo inay kusoo mari doonaan kuwaas oo dhib aad kala kumi doonto, aabbaha inta badan wuxuu tilmaamaa xaalkaaga, waana midka garabkaaga taagan oo ka fikiro biilkaaga iyo noloshaada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ganjeel sar ah oo hortiisa dhiig ka muuqdo

Riyada ganjeel sar ah oo hortiisa dhiig ka muuqdo Riyada: Waxaan ku riyooday aniga iyo qoyskeena oo dagay guri ganjeel ah, oo hortiisa dhiig ka muuqdo markaas baa Aabahay wuxuu ileeyahay gurigan gadaashiisa waxaa dagan qolo tuuga ah, oo dadka kor ka ilaashada habeenkiina dadka usoo dhoco cidii naga horeysay waa sababta ay ugu guureen […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof dhintay meel askar ku wareegsan igu xiray Dream of a dead person

Su’aasha: Waa idiin salaamay waxaan riyo ku arkay Aabahayga Alle ha u naxriistee Islaan uu qabay oo eedadey ah. Balse hada aan nooleyn oo iyadoo waayeel ah mar dhaweyd dhimatay. Marka waxaa riyo ku arkay iyadoo eedadey i xirtay oo meel askar ku wareegsan tahay aan dhexda ugu jiro markaasay ii timid hadana si jees […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anigoo shubmaya ama xaarka iga socdo

Riyada anigoo shubmaya ama xaarka iga socdo Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaad riyadaan ii fasirtaan riyadan ah, xaley ban waxaan ku riyooday anigoo shubmaya oo saxarada iga socoto xitaa waxaan awoodi kari waayey riyada dhexdeeda inaan musqusha gaaro. Jawaabta: Riyada shubanka badan waxay tilaamaysaa hanti xaaraan ah iyo fasahaadinta hantida, qofkii ku riyoodo isagoo shubmaya […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada fanaanad iyo kastuumo kaliya lagu tukanayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anigoo musale ama saliga salaada fidsaday oo marbasi ku sujuuda mar kali ah kana kacay meeshi laakiin waxaa yaab lahaa waxan xirnaa fanaanad iyo kastuumo oo kali ah kadib macawis ayaan xirtay kadib waxa I arkaayay labo nin oo mid ka mid ah ayaa I dhahay dabo yara ayaa ledahay ama […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada taabashada naasaha gabadha yar

Su’aasha: Waxaan ku riyoday  gabar yar oo ila jiifta anoo naasaha ka taabatay kadib bananka ayan a day. Jawaabta: Naaska wuxuu ka mid yahay xubnhaya ugu muhimsan dumarka , wuxuu tilmaamayaa nolol iyo barwaaqo, waayo ilmaha ayaa lagu koriyaa, marka aragtida naaska guud ahaan waxay tilmaamaysaa wanaag iyo khayr qofka uu helayo hadduu taabto waxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhimbilo dab ah soo faniinaya

Su’aasha: Asalam alaikum walal waxan arkay anigo guri walashey oo hada jogo howl ka haayo kadib wiil aan social media ha aan ku arko aan aqoon u laheyn baa ii yimid oo I caawinaya mesha waxa yaalo burjiko dab ah oo dhimbilo dab ah ka bood boodaya anigana dab ka ban ka baqaya oo indhaha […]