Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada kaxaynta dameerka maxay tahay

Su’aasha: Asc wllo. asc wllo waxan ku riiyooday xalay anoo dameero aad u dheereyo wado wayna ordeeyeen waxana saarana gaari dameer ama kareeto sida aaad u taqana anigana waday marka riyada dameerka maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada dameerka waxaa lagu fasiraa adeeg fiican, inaad heli doonto qof daacad kuu ah oo si fiican wax kuugu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada niman cunto lala cunayo maxay noqon

Su’aasha: waxaan kale Oon ku riyoday nin garwayn leh muslim ah qolkayga daaqada banankenda taagan oo aad iso foorinayo on ka naxay an la dagalayo katag mesha ano leh anigo wali qolkayga ku jiro kadib waxaa yimid wax aad moodo inu roob dayo bisado yaryar oo tiro badan ayaana kuso faniinay daqadayda oo gudaha kuso […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada bisado yaryar maxay noqon kartaa

Su’aasha: waxaa kale oon ku riyoday anigoo kugi ka galaayo dusha kore ama kor kaso GALAYO Mel uu ka baqsanaa oo kale meshisa waxan ku arkay bisado yar yar waxan kale ion ku arkay nin aanan garanayn meshii ayaana ku wada weeso qaadanay. Jawaabta: Riyada bisadaha yaryar aad bay u fiican tahay waxay tilmaamysaa liibaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada shinbiraha badan oo soo hoobanaya

Riyada shinbiraha badan oo soo hoobanaya Riyada: Asc waxan ku riyooday (1) shimbiro badan oo duulaaya e soo dhaadhacaaya dhulka oo cunto u daadsantahay magalo busy xafadao isaraaran oo kale ah oo ay xitaa cuntada shibirahu u sarantahay gawaarida dushooda. Fasirka: Riyada shinbiraha soo hoobanaya waxay tilmaamaysaa hanti badan oo dhib la’aan lagu helayo, sidoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo Mas madow iyo dibqalooc aan dilay

Riyo Mas madow iyo dibqalooc aan dilay Riyada: Asc, Waan idiin salamay! Wll waxan ku riyoday aniga oo dilaya mas mdow ah kasi aan sunta ka shubay ka dibna dilay. Maxay tilmamaysaana please. Fasirka: Riyada maska madow ama dibqalooca waxay tilmaamaysaa inuu jiro qof cadow kugu ah oo kaa daba shaqaynaya oo xumaan kula maagan, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cago bini’aadam oo lasoo jaray

Su’aasha: Ascww sheikh riyada sidan ah maxa lagu fasiraa cagaha baniaadam ka inta lagu socdo ama dhulka la dhigo oo la soo jaray oo dad badan iska leeyihiin qof haayo ayan arkay waa la ii kala sheega kuwan waxa iskalahaa nin heblo kuwana naag hebalaayo aniga ma jecleysan wan ku yaqyaqsoonaa. Jawaabta: Riyada aad aragtay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada bisado gurigeyga ku dhalay

Su’aasha: Asc waan idiin salaamay bahda Daruur.com, waxaan habeen ka hor ku riyooday iyadoo aqalkii aan seexanaayey ay bisado badan oo gurigeyga ku dhaldhalay anigana aan ku wareersanahay sidaan ka yeeli lahaa. Jawaabta: Dhalamada bisadaha guriga lagu dhalayo waxay tilmaamaan isbadaddlo waaweyn noloshaada la soo gudboonaanaya, inta badan isbaddaladaas wxay noqonayaan kuwa mustaqbalka wanaag aad […]