Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka oo saaran dameer ordaya

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo Dameero ordaya saran oo ka xaynaya marka maxaa lagu fasiira Riyadaa dameerka. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad farxad kala kulmi doonto wax murugo kugu hayay, qofkii ku riyoodo asoo dameer ordaya saaran, wuxuu gaarayaa wixii raadinayay himilada niyadda kaga jirtay, fuulidda dameerka waa astaan ku tusinayso inaad gaarayso […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cunitaanka liin dhanaanta waa maxay

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo cunaya Liin dhanaan Qalaal ah wayna macaneed marka maxaa lagu fasira Liin dhanaan qalaal ah. Jawaabta: Riyada cunidda liin dhanaanta waxay tilmaamaysaa inaad ku dhici doonto dhibaatooyin oo kuu keenaya galbigaaga wanaaggiisa waxaa laga yaabaa dad inay ku siraan oo si dhib aad wax ku hesho wuxuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Maxaa lagu fasiraa riyada taabashada dumarka

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo gabar kilyaha kataataabanaya kadib marki aan arkey ineysan wax idhaheyn aan usii dhaadhacay qeybaha kale jirkeeda sida Naasaheeda Iyo afka. Jawaabta: Taabashada naagta ama gabadha riyo marka lagu arko waxay tilmaamaysaa nolol fiican iyo wanaag aad heli doonto sidoo kale danta aad lahayd inaad gaari doonto, waxaa laga yaabaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dad lala sacdo oo laga lumo

Su’aasha: Waxaan kaloo riyo ku arkey aniga oo lasocda asxaab aaanan aqoonin wajiyadooda meel saxara ah ayey aheyd kadib aniga waan ka dhumey meel wada saxara ah meel aan ka baxo magaraneyn waaan iska socdey mar aan meel dheer fuulo aaan kasoo dildiloomo (anooo jiifjiif usocdo) waxaan idinka sugayaaa jawaabo haduu alle idmo. Jawaabta: Riyadan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada geerida walaalka kaa yar

Su’aasha: Waxaan riyo ku arkey mudo laga joogo 1 sano walalkey iga yar oo dhintey riyada dhaxdeeda. Jawaabta: Riyada walaalka yar dhimanayo waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto dhibka laguu maleegayo, siiba dhibka ay kuu maleegayaan dadka cadowga kugu ah, ha noqdaan dad kuu dhow ama dad kaa fog. Haddii qofka uu ku riyoodo asoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada habar gaari dardarayo oo lugaha ka jarayo

Su’aasha: Waxaan riyo ku arkey anigoo laami goonaayo maamo waayeel ahna igarabsocotey balse aniga aan ka hormarey iyadane lugaha gaari ka jiirey anigane ma istaagin ee waa sii socdey dhankaa iyo suuqa kadib mamo kale waayeel aheyd aanan wajigeeda garaneyn ayaa igusalaantey salaanta islaamka Asc anigane uma jawaabin oo shilkaa ayaa niyadeyda ku jirey waxaana […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada geerida abtiga

Fasirka riyada geerida abtiga Su’aasha: Waxaan riyo ku arkey abtigey oo dhintey balse hadda nool. (RIYADA DHIMASHADA ABTIGA)   Jawaabta: Abtiga wuxuu kula leeyahay xiriir adag waayo wuxuu kaasoo galaa dhanka hooyada sida la og yahay hooyada waa waxa ugu qiime badan dunida aad ka haysato. Riyada abtiga asoo dhintay la arko ma ficna waxat […]