Riyada gabar wiil dameer la fuuleyso

Riyada gabar wiil dameer la fuuleyso Riyada: Sh wxan ku riyoday walashey oo lcg iso dirtay wxy igu tiri ino so adeg eee cuno ino kari hybe ban ku iri gabar aan sxbo nhy ayan racay gurigode I geydsay weyna iga tagtaysan u sugayay maqariibti aaa leygu Garay marka ka so tagi rabay walashey iso […]
Riyada dameer dhalaysa ilmo madow

Riyada dameer dhalaysa ilmo madow Riyada: Sheikh ii fasir waxan ku riyoodey Dameer dhaleysa si fududna ku dhashay dameer madow bey aheyd ilmaha ay dhashayna wuu u ekaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad sugaysay in la gaarayo goor dhow Waana wax fiican oo noloshaada khuseeya, waxaa laga yaabaa inaad hesho qof wax kuu […]
Gabar ku riyootay daayeer iyo dameer iyo beer qurux badan

Gabar ku riyootay daayeer iyo dameer iyo beer qurux badan Su’aasha: Asc wllo waxn ku riyodey anigo joogna beer qurux badan caws ka baxay oo dooga kadib waxan sitay canjeelo hudheel ayan galnay kadib gabadh an aqano ayan ku arkay oo buuran wan salamay gacanta kadib wan iskaso baxnay beerta tagnay waxa naguso yacay danyer […]
Riyada dibi yaroo isu badalay dameer

Riyada dibi yaroo isu badalay dameer Su’aasha: asc ciid Mubarak waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo jooga meel barwaaqo ah oo wada dhiroo Green geeduhu yihiin ayaa aan LA ciyaarayay oo madaxiisa igu xoqaayay dibi yar oo geeso Yar yar le wuu iraacay oo uu lugahayga madaxiisa ku […]
Riyada dameer dugaag ah oo gabar daba socda

Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxàn ku riyooday anoo magalo aan mar hore iigu danbaysay si galaya oo waxan arkay dameer cunaya dameer yar markaa waxan dhahay wuu sunaysan yahay karaara ciyaal mesha joogay wana soo dhaafay xooga markaan socday ayaan aragnay dameer kiiyoo nasoo daba socda lkn waan cararay xaga iyo guriga naga uso […]
Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran

Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran Su’aasha: SCW daruur media wan idin salamay wad ku mahadsan tihiin riyada aad no fasiraysaan. Waxaan rabaa in la ii fasiro gabar single ah hadday ku riyooto iyadoo dameer fuulaysa oo xaafada kusoo wareejinaya dad badan ayaan jooga meesha uu kusoo wareejinaya riyadaas maxa lagu fasiri karaa? Jawaabta: […]
Riyada qofka oo saaran dameer ordaya

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo Dameero ordaya saran oo ka xaynaya marka maxaa lagu fasiira Riyadaa dameerka. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad farxad kala kulmi doonto wax murugo kugu hayay, qofkii ku riyoodo asoo dameer ordaya saaran, wuxuu gaarayaa wixii raadinayay himilada niyadda kaga jirtay, fuulidda dameerka waa astaan ku tusinayso inaad gaarayso […]
