Fasirka riyada geerida abtiga
Su’aasha:
Waxaan riyo ku arkey abtigey oo dhintey balse hadda nool.
(RIYADA DHIMASHADA ABTIGA)

Jawaabta:
Abtiga wuxuu kula leeyahay xiriir adag waayo wuxuu kaasoo galaa dhanka hooyada sida la og yahay hooyada waa waxa ugu qiime badan dunida aad ka haysato.
Riyada abtiga asoo dhintay la arko ma ficna waxat tilmaamaysaa dhibaato lasoo gudboonaanayso abtigaas la arkay asoo dhintay, dhibaatadaas waxay noqon kartaa xagga hantida khasaaro ama lacag la’aan lasoo gudboonaanayso.
inta badan riyada geerida si toos uma furatnto, dadka marka ay arkaan qof dhimanaya asoo nool waxay u qaataan inuu dhiamanyo, way dhici kartaa riyooyinka qaar si toos inay usoo baxaan ama u furmaan.
Laakin inta badan fasirka dhimashada ama geerida macne kale ayuu yeelanayaa sidoo kale qofka arkayna waa muhim hadduu yahay doob ama qof xaas leh wiil ama gabar qof caafimaad qabo ama foqf xanuunsan.
Dhammaan xaaladahan waxay baddalaan fasirka riyada.
Riyada abtigey oo mar hore dhintay oo badar cunaya
The uncle has a strong relationship with you because he is related to the mother, as is known, the mother is the most valuable thing you have in the world.
The dream of seeing a dead uncle is not good, it indicates a problem that will be faced by the uncle who is seen dead, this problem can be in terms of property loss or lack of money.
Most of the time, dreams of death do not open directly, when people see a person dying while alive, they assume that they are dying, it can happen that some dreams directly appear or open.
But most of the time, the interpretation of death or death has another meaning, and it is also important if the person who sees it is single or married, has a son or daughter, is healthy or is sick.
All these situations change the interpretation of the dream.

ASC walal waxaa ku riyooday anigoo goox dad ah OO meel wada joogna ayaa waxaa ur badan shiir ah ayaa noo soo uray waxaan soo toosay anoo sanka gacanta ku heesto
wsw walaal riyada halkan kusoo qor sooona faahfaahi https://daruur.com//submit-question/