Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada abuuridda beerta maxay noqon

Su’aasha: Asc waxan ku riyoday anigoo gari yar kaxenaya waxan wadada ku arkay naag wan gudbay dhaafay waxaan aaday tuulo yar Waxana ila socda qofkale ama laba qof aan garanayn wax dhibahna ma aysan jirin lasocdkoda waxan u tagay nin gurigisa barxadiisa ku beeraarya beer yar waxan donay inan arko u dhawado waxuna igu yiri […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada beer masjidka lagu dhex cunayo

Riyada beer masjidka lagu dhex cunayo Riyada: Asc waan ku salamay gudomiye Waxaan ku riyoday anigoo masajid jooga dhexdisa fadhi quruxbadan dad happy ah oo joogay aqiyaar u ekaaa sadax nin ayaana looga aqrinayay ruqiyah isla masajidkaas oo waxa ka mid ahaa sadaxdaas mid aan garanaayo oo ganacsade ah isla gobolka aan joogno masajidki dhexisa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada kaxaynta gaariga iyo riixidda

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo gaari ka xaynaya marna riixaya marka maxaa lagu fasiira marka qof gaari uu wado marna uu riixaya. Mahadsanid wllo. Jawaabta: Gaariga marka riyo lagu arko wuxuu astaan u yahay wax lagu gaaro danta ama lagu badbaado, qofkii ku riyoodo asoo gaari saaran ama kaxaynaya dantiisa ayuu gaarayaa. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada burka dhuumasho lagu cunayo maxay noqon

Riyada burka dhuumasho lagu cunayo maxay noqon Riyada: Asc wllo waxan riiyo ku arkay anoo si dhuumasho ah ku cunaya burka la shiilay Burka la duba (Burshiil), waana cunayay anoo guriga dhexdiisa kala soo baxaya waxana ku dhex cunayay guri dhexdiisa kuwa badan bac ayay ku jireen aaad ayuu u macana. marka maxay noqon karta […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar aan whats appka ka bartay baan ku riyooday

Su’aasha: Asc waa idiin salaamay bah weynta wax ku qorta Mareegtan Daruur.com, waxaan rabaa inaad ii fasirtaan riyo aan xaley ku riyooday waxayna ahayd gabar aan Whats appka iska baranay balse aan sidaas u sheekeysan ayaan waxaan ku riyooday gabadhii oo gurigeena joogto lacagna isiineyso ayaan saakey ku soo toosay riyadaas oo kale maxaa la […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Habaryartey oo dhimatay iyo hooyadey oo sheekeysanaya

Su’aasha: Waxaan riyo ku arkay xaley habar yartey oo muddo ka hor dhimatay iyo hooyadey oo hada nool oo riyadeyda dhexdeeda kuwada hadlaayo, markaasaa laleeyahay habaryartay iyadoo ruuxaan ah bey la hadleysaa oo ay joogtaa. Marka riyadaas cml maxaa lagu macneyn karaa Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa  riyada habaryartaada iyo shkeeda hooyadaada , inshaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada canabka cagaaran oo soo lalalman

Su’aasha: Waxan ku riyooday anoo ku jiro meel beer u eg guri ku ag dhow waxaa ku yaalla canab cagaaran oo badan qaarkoodi way bislaadeen qarna wali ma bislanin marka waan goosan rabay sidaas ayaan kusoo tosay riyaca cenabka maxay noqon karta. Jawaabta: Canabka waa khayr aad u badan qofkii ku riyoodo cinab wuxuu helaa […]