Categories
News

درس الأسبوع الأول: الصوامت والصوائت

الدرس الأول الصوامت والصوائت الصوامت والصوائت تتكون الأبجدية الصومالية من واحد وعشرين صامتا وعشر حركات، والصوامت في الصومالية حروف بسيطة ما عدا ثلاثة أحرف هي (kh) و(sh) و(dh) ، فهذه الأحرف الثلاثة مركبة من صامتين وتصدر صوتا واحدا، والأبجدية الصومالية ليس فيها حروف غير متوافقة مع لوحة مفاتيح الحاسوب العادية، وهي مشابهة في أغلب حروفها […]

Categories
News

Somali sidey isugu diyaarisay cudurka corona

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo uu wehliyo duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa Caawa kormeeray goobaha ay dowlada ugu talagashay in lagu karantiilo dadka ku dhacay Caabuqa COVID-19. Goobaha ay madaxdu booqdeen waxaa kamid ah xarunta xarunta weyn ee loo qorsheeyay dadka uu saameeyay coronavirus oo ku taala degmada Waabari gaar […]

Categories
Caafimaadka Health News

Soomaali iyo cudurka Coronavirus (COVID-19)

SWDC – Somali Women Development Centre. wuxuu kusoo qoray bartiisa Facebook: Today, our dedicated health workers held un urgent meeting to strategize proper way to provide community-based awareness raising on the prevention of #Coronavirus (COVID-19). This virus is very serious & our community e.g. vulnerable groups (IDPs) can not afford to pay the price. Maanta […]

Categories
News

Trump oo Corona u muujiyay tabartiisa

Madaxweynaha dalka maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan tabar u haynin maraykanka cudurka corona. wuxuu emerjansi kusoo rogay dalka maraykanka oo dhan. cabsi laga qabo cudurka corona virus awgeed. wuxuu kusoo qoray barta twitter hadalkan oo ay u tarhuntay Aljazeera af carabi: Waxaa sharaf weyn ii ah inaan ku dhawaaqo maalin axadda oo ah 5 […]

Categories
News Sawirada

Qalabka cusub ciidanka badda somali

Qalabka cusub ciidanka badda somali Waxaa si rasmi ah loo soo celinayaa awoodda ciidanka badda soomaali. waxaa la sheegay in qalab loo keenay ciidanka badda soomaali oo hormarsan. qalabkaas oo isugu jira doomaha iyo maraakiibta loogu talaggalay badda. soomaali oo ah dal leh bad aad dheer oo meelo badan marta. marka dowladda Qatar ayaa la […]

Categories
News

Shiinaha oo xiray isbitaalkii kumeelgaarka ee Wuhan

Shiinaha oo xiray isbitaalkii kumeelgaarka ee Wuhan Dowladda Shiinaha oo xirtay isbtiilka magaalada Wuhan oo ahaa meesha uu kasoo bilowday cudurka corona. Maanta oo axad ah ayay dhammeysay daaweynta dadka ku jiray isbitaalkaas, qaarna waxaa loo qaaday isbitaal kale qaarna way bogsadeen. Shiinaha oo isbitaalkan ku dhisay 10 maalmood ayaa maanta la xiray.   China […]

Categories
News

Imaam masjid naag uu guursaday nin ku noqotay

Qiso yaab leh ayaa ka dhcday dalka Uganda, imaam masjid ayaa guursaday haweeney kaddib waxay noqotay nin. Imaamka oo sheegay inuu guursaday haweeney oo loona aqalgeeyay bisha desember 2019-ka , ilaa markaas uusan galmo la sameynin mar kaste uu u baahdo waxay dhahaysay dhiig ayaan qabaa. waxay sheegtay haweeney ka shaqeyso masjidka imaamka inuu u […]