wuxuu kusoo qoray barta twitter hadalkan oo ay u tarhuntay Aljazeera af carabi:
Waxaa sharaf weyn ii ah inaan ku dhawaaqo maalin axadda oo ah 5 Maarso maalin wadani oo Alle la baryayo, annaga waxaannu nahay dal waligiisa Alle u jeesan jiray si uu noo siiyo ilaalo iyo awood sida waqtiyadan oo kale.
teeda kale sheekh soomaali ah oo kasoo jeeda waqooyiga somali ayaa sheegay cudurka corona inuu ka helay quraanka kariimka.