Qalabka cusub ciidanka badda somali
Waxaa si rasmi ah loo soo celinayaa awoodda ciidanka badda soomaali.

waxaa la sheegay in qalab loo keenay ciidanka badda soomaali oo hormarsan.
qalabkaas oo isugu jira doomaha iyo maraakiibta loogu talaggalay badda.
soomaali oo ah dal leh bad aad dheer oo meelo badan marta.
marka dowladda Qatar ayaa la sheegayaa inay arrimaas soomaaliya la waddo.
New equipment for the Somali Navy
The Somali Navy is officially being restored.
It is said that advanced equipment has been brought to the Somali Navy.
This equipment includes boats and ships for the sea.
Somalia is a country with a very long sea and many places to go.
So the Qatari government is said to be working with Somalia on these issues.
