Categories
News

Nin Caddaan oo Muslimiinta la saftay

Dad badan caddaan ah oo aan muslin ahayn ayaa ka xanaaqay falka foosha xumaa u sameeyay gaalkii caddaa. nin u dhashay dalka Ingiriiska ayaa wuxuu la istaagay tabeele lagu qoray “My friends, I will guard the door during your prayers.” ” Saaxiibayaal  waxaan ilaan doonaa albaabka  marka aad salaadda ku jirtaan” Gaal kasta moodo marka […]

Categories
News

Booliska USA iyo Yurub oo arrin fiican ku dhaqaaqay

Nacaybka muslimiinta oo sii kordhaya, siiba xagjirka caddaan xaggooda. falka argagixisada shalay dhacay ayaa laga baqayaa inuu meelo kale ka dhaco. booliska wadamada qaarkooda ayaa waxay bilaabeen inay ilaaliyaan masaajidda wadamada reer galbeedka ka dhisan. islamarkii ayaa boolis la geeyay masaajidda qaarkooda oo ka ilaalinaya dadka xagjirka gaalada oo raba inay msulimiinta kasoo saaraan. ninka […]

Categories
News

Nin aan salaaddiisa ka bixin marka lasoo weeraray masjidka

Sawirkan wuxuu aad uga yaabiyay dad badan ninkan oo aan cararin salaadda ayuu ku jiray marka uu soo galay gaalkii xumaa  masjidka iasgoo soo dilay dad bada. camerada ayaa waxay sawirtay nin salaad sunno ku jiro aan u jixin jixn gaalkan foosha xun. iimaanka ninkan ayaa ka xoog badnaa gaalkan aadka u liitan. Ilaahay waxaan […]

Categories
News

Dadka ku shahiiday labada masjid dalalka ay kasoo jeedaan

Dadka ku shahiiday labada masjid dalalka ay kasoo jeedaan Dadka lagu dilay labada masjid ee New Zealand waxay kala ahaayeen. 19 Palestine 5 Tunisian 5 Bangladesh 4 Moroccan 3 Yemen 3 Somalia 2 Iraqi 2 Jordan 1 Syrian 1 Iranian 1 Afghanistan 3 qof ilaa hadda lama ogaanin meesha ay kasoo jeedaan, dadka waxay ku […]

Categories
News

Mu’adinka masjidka New Zealand markuu addimayay

Video muujinaya Mu’adinka masjidka la weeraray isagoo salaadda jumcaha u addimayo, weerarkana wuxuu dhici doonaa wax yar kaddib. Ninkan wuxuu ka badbaaday weerarka maanta ka dhacay masjidka, salaadda jimcaha ayuu u addimay. Video gan waxaa faafiyay abbihiisa  waa nin u dhashay casuudiga. wuxuu ku qoray meesha inuu Ilaahay ku mahdinayo wiilkiisa oo ka badbaadiyay dilka […]

Categories
News

Trump oo ka hadlay weerarka Masjidka New Zealand

Weerarka foosha xumaa caalamka si weyn ayuu ugu faafay. Hadda wax yar kahor madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa barta Twitter ku qoray hadalkan: Wuxuu yiri: My warmest sympathy and best wishes goes out to the people of New Zealand after the horrible massacre in the Mosques. 49 innocent people have so senselessly died, with so […]

Categories
News

Tirada dimishada masjidka New Zealand oo gaartay 49

Weerarka msjidka  ka dhacay dalka New Zealand oo tirada dhimashada oo gaartay 49 qofood. weerarka waxaa ka dambeeyay nin gaal ah oo naceb dadka soo hijrooday. waxaa lagu magacaabaa ninka Brenton Tarrant wuxuuna jiraa 28 wuxuuna u dhashay dalka Australia ninkan oo duubay dilka uu fulinayay maanta jamcaha salaadda khudba iyadoo lagu jiro