Sawirada weerarka Masjidka New Zealand
Maanta salaadda jimcaha dad hubaysan ayaa xabbad ku furey muslimiinta iyagoo salaad ku jira dalka New Zealand.
waxaa la sheegay inay gaarayaan dadka meesha ku geeriyooday 30 qof .
booliska hal qof ayay qabteen dadka kale waa la raadinayaa sawirada waa kuwan>









Nin boolis oo waddada taagan
Maanta booliska waxay fareen dadka ajaanibta inaysan gurigooda kasoo bixin
Linda Armstrong oo ku jirtay dadka lagu dilay masjidka New Zealand
Today during Friday prayers, gunmen opened fire on Muslims praying in New Zealand.
It is said that the number of people killed there is up to 30 people.
Police have arrested one person and are looking for the others. Here are the photos
Today, the police have ordered foreigners not to leave their homes
