Categories
Bulsho Society News

Idil Maxamed waa gabar mudan in lagu daydo

İdil Maxamed Cabdiraxmaan Waa Hooyo Soomaaliyeed waxay gaartay Nolosha hormar kasoo ah guusha waxbarashada. İdil Maxamed Cabdiraxmaan waxay soo wadday Waxbarasho Muddo fog waxayna maanata difacaneysay buuggedii Qalinjabinta Waxay nolosha ka gaartay heer waxbarasho ilaa ay ka noqoto dhaqtarad. Manata oo ku begned 28.4.2019 Difacashadi buugeda ayaa waxaa so wajahday inay xaaldao kala duwan inta […]

Categories
News Software

Web kuu sheegayo Youtube lacagta laga helo

Sida aad la socoto waxaa laga helaa internetka lacag sida YouTube iyo webyo kale la mid ah. tusaale ahaan qofka YouTube kanaal ku leh oo galinaya video isaga iska leeyahay wuxuu ka helayaa video kaste marka la booqdo lacag taas way kula duwan yihiin dadka. haddaba haddii aad rabto inaad ogaato qof kaste inta lacag […]

Categories
News

Qaran iyo qabiil maxay kala yihiin

Qabiil iyo qaran waa labo qeybood midkooda qalqal ku riday shacabka soomaaliyeed. dil iyo dirir ayay isku hayaan. marka qabiil waa qurunka soomaali kala fogeeyay waxa qaxar dusha ka jabiyay. sumcadda soomaalida dhulka ayuu la galay. reer hebel waa dullinmio soomalida waxaa ku filan diinta islaamka. haddii ay yihiin dad fahansan dhabta waa inay diintooda […]

Categories
Bulsho Society News

Gabar qortay buug Goroob Iyo Godob Rageed la magac baxay

Buugga “Goroob Iyo Godob Rageed” oo ah buug ay qortay haweeney soomaaliyeed. waxaa lagu magacaabaa Nimco Maxamed Nuur waxayna ku nooshahay magaalada Espoo ee dalka Finland. buugga wuxuu ka hadlayaa waxyaalo badan oo la xiriira ragga soomaaliyeed. sidoo kale wuxuu wataa qisooyin dhacay oo la guudboon dumarka. buugan wuxuu aad u gilgilay ragga soomaaliyeed waxaad […]

Categories
News Software

Youtube sidee lacag looga helaa waa maxay Google AdSense

Waxaa jiro borogram la dhaho Google AdSense. Borogramkan wuxuu yahay mid xayeysiis shaqo ku leh, waxaa iska leh shirkadda Google. Qofka shirkadda Google wax ku xayaysiisanayo webkaaga ama kanaalkaaga Youtube ayaa u noqonaya meesha uu wax ka xayaysiisan lahaa. Marka shirkadda Google ayaa labadiina  idin dhexeyso lacagta Google qeyb ayay ka qaadanaysaa adiga qeyb. Marka […]

Categories
News

Lacagta laga helay Guriga Cumar Albashiir Video

Lacagta laga helay Guriga Cumar Albashiir Video Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Albashiir ayaa gurigaasa laga helay lacag farabadan lacagtaas oo ka boobneyd lacagta doolarka maraykanka iyo lacagta midowga yurub euro iyo lacagta ganiga Sudan. lacagtaas gurigiisa dhexdiisa ayaa laga helay. waxaana lagu tiriyaa inay tahay malaayiin lacag ah. madaxweynaha Sudan oo hadda xabsiga […]

Categories
News Sawirada

Sheikh Sudeys oo xafiiskiisa ku qaabilay wiil Soomaaliyeed sawirro

Sheikh Sudeys xaafiiskiisa kusoo dhoweeyay wiil soomaaliyeed oo reer London ah. wiilka waxaa lagu magacaabaa Cumar wuxuu ka mid yahay dadka Qaba Baahida gaarka ah Cumar wuxuu ahaa mid aad buu u jecel yahay Sheikh Sudeys. waxaad ka arki kartaa sawirada lagu baahiyay baraha bulshada. Seikh Faarax Deeq Saciid wuxuu ugu geeyay Cumar Sheikh Sudeys […]