Categories
News

Nin carab oo gabar 3 jir faraxumeeyay

Nin carab oo gabar 3 jir faraxumeeyay Nin qoxooti ayaa la sheegay in lagu xukumay xabsi dalka Australia. waxaa lagu eedeeyay gabar yar inuu ku xadgudbay ninkaas waxaa la sheegay inuu kasoo jeedo dalka Iraq, waxuu waardiye ka ahaa mool weyn, waxaa la sheegay gabar yar oo seddex jir ah inuu u kexaystay meel dadka […]

Categories
News Sawirada

Sawirada soo dhoweynta qoyska Ing Yariisow

Sawirada soo dhoweynta qoyska Ing Yariisow Waxaan maanta lagu soo dhoweeyay  Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya qoyska Guddoomiyihii gobolka Benaadir Allaha u naxariistee Abdirahman Omar Osman – Eng. Yarisow oo Wasaaraddan laba jeer Wasiir ka noqday, waxa ay booqdeen xafiisyadii iyo goobihii uu ku shaqeyn jiray ku dhowaad mudo Toban Sano ah oo […]

Categories
News

Dil toogasho ayaa lagu xukumay kuwii ku kacay dilka iyo kufsiga

Dil toogasho ayaa lagu xukumay kuwii ku kacay dilka iyo kufsiga Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sadexdii Nin ee loo heystay Kufsigii iyo dilkii gabadhhii yarayd Caasho ilyaas, maxkamadda sare  iyadoo ku raacday Go’aankii labadii Maxkamadood ee hore. Labo ka mid ah ragga la xukumay ayaa walaalo ah,waana maxkamadii ugu […]

Categories
News

Video muujinaya geel is qaba carabta isku casuumayso

Video muujinaya geel is qaba carabta isku casuumayso Carabta Khaliijka ku nool waxay caan ku yihiin zabta iyo casuumaadda, waxay u arkaan inay tahay wax lagu faano, lakin waxay sameeyaan khaladaad oo aan adduunka laga aqoonin. waxaa ka mid ah khaladaadka cunto xadka ka baxsan inta la kariyo ayaa layska daadinayaan, sheekadaas waxaa ku badan […]

Categories
News Sawirada

Sawirka ugu xushmadda badan Soomaali sanadka 1440-ka

Sawirka ugu xushmadda badan Soomaali sanadka 1440-ka Sawirkan caadi ma aha waa sawir aad u qiime badan. ninkan wuxuu ku mutaysanayaa sawirkan amaan ballaaran. sidan ayaa laga rabaa qoys kaste soomaaliyeed inay ahaadaan. soomaalida waa dad Ilaahay ku mannaystay diinta islaamka. waana dadka ugu xijaabka fiican dunida muslinka aan maanta joogno. dawlado badan carab ah […]

Categories
News

Wiil yar Maxamed Salaax dartii u dhaawacmay Video

Wiil yar Maxamed Salaax dartii u dhaawacmay Video Wiil yar u dhashay dalka UK ayaa Maxamed Salaax arkay markaas ayuu usoo orday wuxuu ku dirsaday baallaha nalka markaas ayaa sanka dhaawac kasoo gaaray, maxamed salaaxa markuu arkay gaarigiisa ayuu uga soo degay markaas ayuu sawir la galay daawo muuqaalka:   https://www.facebook.com/BBCnewsArabic/videos/960393520981843/ The British child took […]

Categories
News

Ninka muslimiinta Norway weerar ku qaaday

Ninka muslimiinta Norway weerar ku qaaday Warar ka imaanaya magaalada Oslo ee dalka Norway  waxay sheegayaa in Maxkamad maanta la soo taagay ninkii weerarka ku qaaday masjidka muslimiinta ee Norway. Ninkan oo 21 jir ah luguna magacaabo Philip Manshaus ayaa maalintii sabtida isagoo qoryo ku hubeeysan galay masjidka Al Nour Islamic Center, kaas oo isku […]