Xanuunka dhanxaragu waa maxay maxaana daawo u ah Su’aasha: Asc walaal waxan ku waydiina waa maxay xanuunka dhanxaraga ilkaha sare hoostoodu ii sharax walaal adoo mahadsan. Jawaabta: Waxaa keena xanuunka dhanxanaga sababo badan waxaa ka mid ah cuntada kulaylka ah qofka markuu cuno ama cuntada basbaaska badan leh ama aadka dhanaan u ah, taas waxay […]
