Categories
Caafimaadka Health

28 jir ayaan ahay geedkayga waa 7 sinti maxaa xal ah

28 jir ayaan ahay geedkayga waa 7 sinti maxaa xal ah Su’aasha: Waxan ahay wiil da’diisu tahay 28 sano geedkayga marka uu dansan yahay waa 3 santi marka uu kacsan yahay wa 7 santi arintan ma wax dabiici baa mise waa jirro aniga waxa ahay qof xaas leh dhowr sano ayaan qabaa ilaa hadana uur […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofka ay ku yar tahay tayada manida (low sperm) daawada dabiiciga u roon

Qofka ay ku yar tahay tayada manida (low sperm) daawada dabiiciga u roon Su’aasha: Asalamu Alaikum Dr waxaan ahaay dhibane mudo dheer xagaa dhalmada shahwadey at ayu u yaar yahay ama low sperm count maaxat igula talin lahet in an sameyo IVF kaa haal maar ayaan sameyay natijada naa zero ayu noqday ee maxat igulaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa Su’aasha: Ninka hadduu yahay qof hal qoor uu ka weyn yahay midna ay yar tahay sidee waaye ma jirro baa dhalmada miyay sameyn kartaa arrintaas Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa. Jawaabta: Labada xaniinyood  qooraha Testicular diseases inay kala […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada dhaawacyada galmada ka dhasha ee faruuraha xubinta dumarka

Daawada dhaawacyada galmada ka dhasha ee faruuraha xubinta dumarka Su’aasha: scw aniga iyo ninkayga markan samaynaynay galamada qalayl darti ayaa diig igaga yimid faruuraha yaryar iyo maqaarka afka cambarka marka aan kaadinayo kaadida way i gubtaa xataa biyaha markaan ku dhaqayo maxan sameyn karaa oo daawo u ah. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa in galmada […]

Categories
Caafimaadka Health

Raga dharka dumarka ku waalan dareen ahaan

Raga dharka dumarka ku waalan dareen ahaan Su’aasha: Sc marka hore salan qaali iga gudooma dadka webkan ka shaqeeya oo aadka u qimaha badan runti web somali kan oo kale ma arag adeeg weyn ayad bulshada u haysaan su’aashayda markan u guda galo wiil aan saaxibo nahay dhib ayuu qabaa kaasoo ah inuu u kacasdo […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxtarka caafimaad laga helo wadnaha idaha

Waxtarka caafimaad laga helo wadnaha idaha Su’aasha: scw waan idin salamay bahda daruur waxan rabaa inaan ogaado waxtarka laga helo wadnaha idaha, somalida waxay dhahaan idaha waa daawo, marka wadnaha idaha ma daawo baa oo qofka haduu cuno muxuu ka helaa oo waxtar ah xaga caafimaadka. Jawaabta: Wadnaha idaha waxaa lagu tiriyaa cuntoooyinka ugu qiimaha […]

Categories
Caafimaadka Health

Filfil madow raga sidey ugu roon tahay xagga awoodda

Filfil madow raga sidey ugu roon tahay xagga awoodda Su’aasha: SWC Filfil madow sax miya inuu raga u kordhinayo awooda raganimada sheekadas maxaa jira waxan idnka raba inaad ii sheegtaan waxtarka uu leeyahay filfil madowga gaar ahaan xaga sariirta. Jawaabta: Guud ahaan filfilmadowda waxay ka mid tahay waxyaalaha cuntada lagu maceeyo oo siisa dhadhan aad […]