Skip to contentSu’aasha:
Waxaan ku riyoodaa anoo bad ku dhow ama ag joogo ama aan ku dhex jiro biyaha badda hadana aan ka cabsanaayo maxay tahay fasirka riyadaas.
Waxaan ku riyoodaa anoo bad ku dhow ama ag joogoJawaabta:
Riyada badda hadday degan tahay waxay tilmaamaysaa hanti badan iyo awood iyo xasillooni buuxda, marka ay kacsan tahay waxay tilmaamaysaa dhib iyo rafaad, guud ahaan riyada inshaa Allaah wa khayr.