Geedka ninka goormee la dhihi karaa wuu jilcan yahay ma marka uu dansan yahay mise xiliga kacsiga

Su’aasha:

Waxan kala garan waaayey xiliga xubinta ragga lagu tilmaami karo in ay jilicsan tahay iyo inkale aniga marka uu kaco ama dareen igalo aad ayuu u adag yahay balse marka uu dansan yahay isaga iyo xiniinyahaba aad bay u jilicsan yihiin madaa sababay? Mahadsanidiin walalyaaal🙏

Geedka ninka goormee la dhihi karaa wuu jilcan yahay ma marka uu dansan yahay mise xiliga kacsiga
Geedka ninka goormee la dhihi karaa wuu jilcan yahay ma marka uu dansan yahay mise xiliga kacsiga

Jawaabta:

Marka uu dansan yahay shaqo maba qabtee muxuu taraa inuu adkaado teeda kale caqligal ma aha inuu markaas adkaado, marka uu dansan yahay waa dabiici inuu balaq ahaado sida maqaar oo kale, laakin marka uu kaco oo murqihiisa dhiig kasoo buuxsamo ayuu adkaanaa, taas ayaa muhimsan marka waxaa la eegaa adkaanta xiliga uu kacsan yahay, rag waxaa jira oo geedkooda kacsan laakin laabmayo marka la laabo kacsigaas noociisa  waa daciif waxaa la rabaa geedka haduu istaago inuusan laabmin, naagta ninkaas ayay ku raaxaysataa laakin kan geedkiisa daciifka ah bahalkeedaaba soo tufo waxayna ka qaadaysaa xanaaq iyo ciil.

Ninka aflaanta xunxun daawada laakin aan siigaysan cudur muu ka qaadaa

Geedka raga goorma la dhihi karaa wuu jilcan yahay
Geedka raga goorma la dhihi karaa wuu jilcan yahay

When he is not working, what is the point of getting hard? On the other hand, it is not logical for him to get hard then.

When he is tired, it is natural for him to be soft like skin, but when he is aroused and his muscles are filled with blood, he becomes hard.

This is important when looking at the hardness of his erection.

There are men whose penis is erect but bends when bent. That type of erection is weak. It is desirable that the penis does not bend when it is erect.

A woman enjoys that man, but a man whose penis is weak spits out his own semen and takes away his anger and resentment.

 

Leave a Reply