Riyada hooyaday oo dhimatay oo riyada la iigu keenay

Riyada hooyaday oo dhimatay oo riyada la iigu keenay Riyada: Waxaan riyo ku arkay hooyaday oo dhimatay oo riyada la iigu keenayo iyadoo kafankii ku xidhan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo murugo leh oo mar hore dhacay aad soo xusuusan doonto ama kugu soo noqon doono. Waa arrin oo la xiriirta mustaqbalkaaga Ilaahay dhibka hnaga […]
Riyada dhimashada hooyada iyo biyo meel fadhiya

Riyada dhimashada hooyada iyo biyo meel fadhiya Riyada: Waxaan ku riyoday hoyadey oo nool oo dhimatay zaaid baan u oyay marka marki la karfanay naxashka la saarayna dib uso nolaatay oo aan zaaid ugu farxay 2riyadeyda labad sheeq mar walbo biyaa I daba dhigtay oo meel ku jiro mar walbaa arkaa riyadaa biyo meel fadhigo […]
Riyada hooyo oo dhabteyda ku dhimaneysa

Su’aasha: Asc waxan kuriyoday hooyo oo iga dhimaneysa waliba dhabteyda siday ujiiftay ba lagusoboday biya ayaay dhahdau dhahday kadib gabar yar oo mesha jiiftay ayan biya udiray waan siiye way sonaxday kadib wan so toosay anoo naxsan maxay noqon kartaa. Jawaabta: Riyada waa khayr inshaa Allaah arrimahaaga way kuu fududaanayaan haka baqin riyada, qofka doobka […]
