Categories
Caafimaadka Health

Caato saa’id ayaan ahay maxaan sameeyaa ila taliya

Su’aasha: Caato Saaid Ah Ayaan Ahay Waxyaabaha Dadka Caateeyana Waan Isticmalaa Sida Mooska qaraha Saytuunka Biyaha Cad Socodka Iwm Markaa Maxaad Talo Iziin Lahayd MA Inaan Iskadhaafo Ama Iska Joojiyo Mise Inaan Sii Wado Inkastoon Aafadan Samayn Jiray Lakin Hada Waan Kaharay. Jawaabta: Cuntooyinka lagu naaxo cun haddii aad cayil rabto, in badan ayaan ka […]

Categories
Caafimaadka Health

Walwal iyo xanaaq badan ayaa i haysta talo i siiya

Su’aasha: Walwal Saaid Ah Ayaan Dareemaa Dadkana Ma Dhex Gali Karo Qofkasta Waan Kacabsadaa Sidoo Kale Waxyaabo Yaryar oo Aad Ufudud Ayaan Ka Xanaaqaa Maalintii Oodhan Xanaaq Iyo Walwal Ayaan Kudhamaystaa Waxaan Ka Xanaaqsanahay Iyo Waxaan Kawalwalsanahayna Ma Aqaano Siigada Waan Samayn Jirry Laakiin Hada Waan Joojiyay Markaa Ma Laga Yaabaa Ianay Siigadu iigaysatay Talo […]

Categories
Caafimaadka Health

Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta

Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta Su’aasha:  (aroos cusub) scw walalayal aniga waxan jiraa 28 sano mar dhow ayaa lay guursaday dareen dhan ma lihi fircooni ayaa lay guday meesha waa ciriri daran waxba ma galayan xataa ninkayga markuu i istiimiyo ma dareemo wax raaxo ah maxaan sameyaa maxaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Siyaabaha ugu fiican oo loo dabargooyo gooryaanka caloosha

Siyaabaha ugu fiican oo loo dabargooyo gooryaanka caloosha Su’aasha: Asc aadban idin salaamay culimo Bacda salaan Waxan ahay nin 21 jira in ku dhaw 5 sano dhakhtar ma tagin sababo jira awgood 4ti sanno ee u dambeeyay jidhkayga wax isbedela muu samayn muuqal ahan iyo xajmi ahn ba inuu sii yarado moye wxan iskaga shikiyay […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda Su’aasha: Asc waxaan doonayaa inaad iga caawisaan magaca loo yaqaan daawada loo isticmaalo kordhinta maadada Zinc magaceeda, iyo daawooyinka finka loo isticmaalo ee maadooyinka Acidka leh magacyadooda Sida Daawada Niacinamide waxaan u baahanahay Daawooyin iyo cuntooyinkan ay ku badan tahay Acidka. Jawaabta: Daawooyin badan ayaa jira oo zinc  wata waxaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Nutritional yeast Somalia Malaga helaa sideena loo adeegsadaa

Nutritional yeast Somalia Malaga helaa sideena loo adeegsadaa Su’aasha: Asc Nafaqada jirka lagu naaxiyo ee nutrition yeast ayaan u baahanahay Meel badan oo Somalia dhexdeeda ah ayaan ka raadiyey waanka waayey Cinwaan number ama bar bulsho Goob Ganacsi oo Laga heli karo ii tilmaama hadii aad awoodaan Waxaan kaloo doonayey inaan idin waydiiyo Nitration yeast […]

Categories
Caafimaadka Health

Xanuunka sinta ilaa ciribta maxaa daawo u ah

Xanuunka sinta ilaa ciribta maxaa daawo u ah Su’aasha: Xidid Ayaa Iga Haya Lugta Waliba Xagasha Ilaa Cidhibta Markasta Wuu Iqabtaa Waliba Xiliga Qabawga Ayuu iigu Daran Yahay Ama Markaan Xoogaa Fadhiyo Lugtana Dhulka Kuma Joojin karo Markuu iqabto markan Lakin Xoogaa Socda Badanaa Wuu Iga Baxaa Markaa Maxan Kula Tacaali Karaa Anoona Dhakhtarna Tagin […]