Qaadka iyo sigaarka waxa ay qofka u keeni karaan

Qaadka iyo sigaarka waxa ay qofka u keeni karaan

Su’aasha: Asc waan idin salamey bahda daruur waxan ahey nin dhalinyaro ah waxan usticmali jirey balwada badan oo qaadka iyo sigaarka kamid yahy alxamdulilaah hada mudo sadex isbuuc ah ma isticmalin marka waxan isku arkey fakar iyo walwal badan iyo salaada oo igu culus xafadna aan kabixi karin. Jawaabta: Si toos uga har balwadda aad […]

Walwal iyo xanaaq badan ayaa i haysta talo i siiya

Walwal iyo xanaaq badan ayaa i haysta talo i siiya

Su’aasha: Walwal Saaid Ah Ayaan Dareemaa Dadkana Ma Dhex Gali Karo Qofkasta Waan Kacabsadaa Sidoo Kale Waxyaabo Yaryar oo Aad Ufudud Ayaan Ka Xanaaqaa Maalintii Oodhan Xanaaq Iyo Walwal Ayaan Kudhamaystaa Waxaan Ka Xanaaqsanahay Iyo Waxaan Kawalwalsanahayna Ma Aqaano Siigada Waan Samayn Jirry Laakiin Hada Waan Joojiyay Markaa Ma Laga Yaabaa Ianay Siigadu iigaysatay Talo […]

Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya

Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya

Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya Su’aasha: Asc Dr sln kadib 1 neerfaha ayaa ixanuuna markasta oo aan imtaxaan iyo hawlo adagba galo way ikacaan sido kale 2 wajigaygii oo isbadalay madoow I inoqday wakhtigii hore cadaan inoqday xitaa dharbaano ayaan yeeshay 3 indhaha oo xanuuna casaan inoqda tusaale hadaan wax akhriska badiyo dhiig cas […]

Dhididka xiliga qalqalka waxa keeno iyo sida loo daaweeyo

Dhididka xiliga qalqalka waxa keeno iyo sida loo daaweeyo

Su’aasha: Asc waxaan ahay ardey markii suaal la weydiiyo dhidid cabsi kasoo daato ama aan fikirkiisa cabiri karin. Jawaabta: Waxaad tahay qof xasaas ah waxaad u baahan tahay inaad dhisto kalsoonidaada, su’aasha hore ayaan kusoo sheegay sida aad kalsoonida naftaada u siin karto, halkaan ka gal: Cabsida Fasalka Macalinka Su’aal Ma Weydiin Karo Cabsida La […]