Categories
Caafimaadka Health

Kaniiniga dajihaya Diazepam dadka qaar dhibka uu gaarsiiyo

Kaniiniga dajihaya Diazepam dadka qaar dhibka uu gaarsiiyo Su’aasha: scw bahda Daruur kaniiniga dajiyaha Diazepam qaabkee loo isticmaalaa ma leeyahay dhibaatooyin teeda kale naag uur leh mala siin karaa.   Jawaabta: Kaniiniga Diazepam ama dejiye ay soomaalidu u taqaano, waxaa sameysay shirkad la dhaho F. Hoffmann-La Roche AG, oo caan ku ah magacan lasoo gaabiyay […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Malabka sokorta ku jiro waxyaalaha lagu garto – Honey and Sugar

Malabka sokorta ku jiro waxyaalaha lagu garto – Honey and Sugar Su’aasha: scw waxaan rabaa inaad ii sheegtaan malabka sokorta ku jirto oon saafiga ahayn, ma leeyahay astaamo u gaar ah malabka aan saafiga ahayn idinkoo mahadsan. Jawaabta: Dadka malabka ka ganacsada badankooda waxay ku daraan sokor, kuwa Alle ka baqo mooyee, kuwaasna way yar […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigadu Miyay Keentaa Ma Dhalaysnimo Toos Ah

Su’aasha: Siigadu Miyay Keentaa Ma Dhalaysnimo Toos Ah Yacnii La Hubo Jawaabta: Siigada dhibaatooyin badan nafsi ayay leedahay oo qofka fikir iyo cabsi u keenaya, laakin dhalmada si toos ah uma reebi karto, laakin waxaa jirta arrin muhim ah, qofka marka uu iska badiyo siigada biyaha ka baxayo ma noqonayaan biyo adag oo tayo leh, […]

Categories
Caafimaadka Health

Filimada xunxun madhalays may ninka ka dhigaan

Filimada xunxun madhalays may ninka ka dhigaan Su’aasha: scw walaal aad waxan u dawaday filimada qaawan oo raga iyo dumar isu taga niyadjab ayaan ka qaaday waxan idinka raba talo inaad i sisan oo hadan fuliyo taladas sideydi hore aan ku noqonayo, waxan kaloo aan rabaa inaan ogaado qofka daawada filimadaas oo biyaha isku celiyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada qofka aydhis ma u keentaa

Siigada qofka aydhis ma u keentaa Su’aasha: marakn sigada iska joojiyay waxan daremay qalqal iyo niyadjab iyo xanaaq iyo hurdo la’aan cuntada ma cuni karo cabsi ayan gudaha ka daremaa guska wuxuu iga noqday balaq cudur maa igu dhacay aydhis astamaha lagu garto miyaa fadlan jawab degdeg. Jawaabta: Qofka marka uu siigada ku jiro wuxuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Gabar 18-jir ayan ahay balbal iyo dhacaan baa i wareeriyay

Gabar 18-jir ayan ahay balbal iyo dhacaan baa i wareeriyay Su’aasha: sideed iyo toban sano aan jira waxa iga yimada dhacaan badan cad iyo jaale ah waxa kalo an dareemaa balbal aad u daran maxa talo cafimaad ad i sinaysan idinko mahadsan. Jawaabta: Inta badan bakteeriyada ayaa keenta xaaladaha aad sheegtay, waxaad ku dadaashaa nadaafadda […]

Categories
Caafimaadka Health

Taagnida Badan Iyo Fadhiga Badan Midkee Caafimaadka U daran

Su’aasha: Taagnida Badan Iyo Fadhiga Badan Midkee Caafimaadka U daran Jawaabta: Fadhiga ayaa daran maxaayeelay jirka wuxuu u baahan yahay dhaqdhaqaaq, laakin taagni kaliya waxay la mid tahay fadhiga taagnida waa in dhaqdhaqaaq la socdaa, sidoo kale qofka waa inuu labadaba isku helaa nasasho iyo socod, sidoo kale qofka hadduu maalin kaste soo taagan yahay […]