Gabar 18-jir ayan ahay balbal iyo dhacaan baa i wareeriyay
Su’aasha:
sideed iyo toban sano aan jira waxa iga yimada dhacaan badan cad iyo jaale ah waxa kalo an dareemaa balbal aad u daran maxa talo cafimaad ad i sinaysan idinko mahadsan.

Jawaabta:
Inta badan bakteeriyada ayaa keenta xaaladaha aad sheegtay, waxaad ku dadaashaa nadaafadda sidoo kale waxaad ku dhaqdaa biyo qandac ah oo cusbo lagu daray, maalmo kadib inshaa Allaah waa ka raysan doontaa.
Faahfaahin dheeraad su’aalahan ka akhriso:
- Qoyaanka Jaalaha Dumarka Ka Yimaada Maxaa Keena
- Daawada Dhaawacyada Galmada Ka Dhasha Ee Faruuraha Xubinta Dumarka
- Bararka Iyo Dhacaanka Uraya Ee Xubinta Taranka Dumarka
- Labada Qoyaan Oo Farjiga Haweenka Ka Yimaada Farqiga U Dhexeeya
- Qoyaanka Gabdhaha Oo Cad Waxa Uu Tusiyo
- Garoob Ayaan Ahay Cuncun Iyo Dhacaan Ayaa I Wareeriyay
Most of the conditions you mentioned are caused by bacteria, try to be clean and also wash with warm water with salt, after a few days, God willing, you will get better.
Read more about these questions:
What causes yellow discharge in women
Treatment for genital injuries in the labia of the female genitals
Swelling and smelly discharge in the female reproductive organs
The difference between the two discharges from the vagina of women
What does white discharge in girls indicate
I am a virgin, itchy and discharge confused me
