Siigada qofka aydhis ma u keentaa

Su’aasha:

marakn sigada iska joojiyay waxan daremay qalqal iyo niyadjab iyo xanaaq iyo hurdo la’aan cuntada ma cuni karo cabsi ayan gudaha ka daremaa guska wuxuu iga noqday balaq cudur maa igu dhacay aydhis astamaha lagu garto miyaa fadlan jawab degdeg.

Siigada qofka aydhis ma u keentaa
Siigada qofka aydhis ma u keentaa

Jawaabta:

Qofka marka uu siigada ku jiro wuxuu u malaynayaa raaxo macaan inuu helay laakin marka uu joojiyo wixii uu u bartay ayuu waynayaa sida qofka maandooriyaha isticmaala oo kale, marka daroogada uu cabbo maskaxdiisa raaxo ayay dareemaysaa laakin marka jirkiisa ay ka baxdo balaayo oo dhan ayaa dusha ka fuulayso, marka waxaa lagaa rabaa inaad go’aan adag ka qaadato caadada xun.

Siigada aydhis ma keento, aydhiska wuxuu ka imaanayaa qof cudurkaas qabo inuu kugu daarto waxa ugu daranna waa galmada waliba waxaa ugu sii daran galmada dabada.

Haddii aadan galmo samaynin ama qof aydhis qaba aadan la adeegsanin sakiinta timaha uu ku xiirto ama cirbad isaga lagu duray aan lagaugu durin haka walwalin wax aydhis ah.

Halkaan ka akhriso sababaha keena cudurka aydhiska:

Ku dadaal sidii aad uga bixi lahayd dhibka siigada ay kuu geysatay waana dhibka ugu daran midka aad sheegtay, dhalinyaarada badankooda dhibkaas ayaa haysta, niyadjab iyo qalqal iyo cabsi kalsoonidarro.

 

 

Siigada mental illness and brain miyay keentaa

When a person is on the drug, he thinks he has found a sweet pleasure, but when he stops, he loses what he has learned, just like a drug user. When he takes the drug, his mind feels comfortable, but when his body is out of it, all the troubles come over him, so you are required to make a strong decision about this bad habit.

Drug use does not cause AIDS, AIDS comes from someone who has the disease infecting you, and the worst thing is sex, especially anal sex.

If you have not had sex or have not used a razor with someone who has AIDS or a needle that was injected by him, do not worry about AIDS.

Read here about the causes of AIDS:

Symptoms of AIDS and Treatment
Symptoms of HIV and Transmission

Do your best to overcome the problems caused by the virus, which is the most serious problem you mentioned. Most young people suffer from this problem: depression, anxiety, fear, and low self-esteem.

Leave a Reply