Categories
Caafimaadka Health

Sharoobada Cypro-vita oo loo adeegsado cayilka jirka

Sharoobada Cypro-vita oo loo adeegsado cayilka jirka Su’aasha: scw bahda daruur waxan raba inaad ii sheegtaan sharoobada cayilka midee ugu fiican qofka hadii uu sharoobadas cabayo dhib inay u keento malaga yabaa? Jawaabta: Sharoobada lagu magacaabo Cypro-vita ayaa ugu caansan wax lagu cayilo, waxaa la helaa daawada Cypro-vita iyadoo kaniini ah. Daawadan qofka cuntada ayay […]

Categories
Caafimaadka Health

Riyada shumiska maxaa lagu fasiraa

Su’aasha: scw riyada shumiska maxay tahay gabar haday aragto iyadoo nin shuminayo? Jawaabta: Riyada shumiska guud ahaan waxay xambaarsan tahay baahida qofka uu u qabo in lagu dadaalo oo la daryeelo iyo wax in loo qabto, waxaa kaloo ay noqon kartaa jacayl iyo soo dhoweyn iyo in la helo waxa la raadinayo, ama in la […]

Categories
Caafimaadka Health

Biyaha xiliga hurdada iyo kaadida yimaado Xanuun miyaa

Su’aasha: Asc waxaan isku arkaa biyo bax xiliyada hurdada iyo Marka aan kaadinayo waxaa Laga yaabaa week-gii in 2 ama 3 habeen aniga oo hurda in biyaha iga yimaadaan Arintan Wal Wal ayey igu haysay waxaan kala sheekestay Saaxibaday waxay igu yiraahdeen Siigada iskadaa lkn anigu waligay ma Siigeysan waxaan iskaga shakisanahay in aan xanuunsanahay […]

Categories
Caafimaadka Health

Tayfoodka Saliida badan miyaa sababta ?

Su’aasha: Asc Bahda Daruur waxaa tihiin sharfanayaal amaan iyo Garab istaag mudan waad mahadsan tihiin aan u gudbo su,aashayda Badanaa Dhaqaatirta Marka aad kala tashato Cudurka Tayfoodka waxay kaaga digayaan Saliida iyo dufanka sidoo kale waxay kuu sheegayaan amaba dadka qaba cudurka ay ka dareemaan xanuun dhinaca beerka Lkn Marka aad u baarto si online […]

Categories
Caafimaadka Health

Kaniiniga Xtrasize oo bahalka ninka weyneeya dhibka uu leeyahay

Kaniiniga Xtrasize oo bahalka ninka weyneeya dhibka uu leeyahay Su’aasha: scw waxaan cabay kaniiniga Xtrasize oo lagu weyneeyo guska ninka ma laga yabaa inuu dhib ii keeno hadaan labo caag aan isticmaalo dhib miyuu keenaa malaga yaabaa inuu saameyo dhalmada ninka Jawaabta: Kaniinga Xtrasize wuxuu ka kooban yahay geedo oo uu ka mid yahay geedka […]

Categories
Caafimaadka Health

Maxaa keena ilkaha daata

Maxaa keena ilkaha daata Su’aasha: Asc dr waxaan ahay qof da, yar oo ah 17 sano jir haba ahaate waxaan ladhibanahay ilkaha oo idaata yacnii jajaba Aniga qof yar baan ahay markaa maxaakena su aal labaad ayaan qabaa lakiin markii aad tan kasoo jawaabto ayaan soo dirayaa iyadana madamo marar badan aad tidhi labo su […]

Categories
Caafimaadka Health

Biyaha ninka haday naagta kasoo daataan uur ma qaadi kartaa

Biyaha ninka haday naagta kasoo daataan uur ma qaadi kartaa Su’aasha: scw dhib ayaa i haysta dhowr sano ayan xaas qabaa naagtayda wali uur ma qaadin markaan u galmoodo biyaha waxyar kadib way soo laabtaan biyaha inay kasoo noqdaan farjiga naagta wax caadi miyaa sidaas haday tahay uur ma qaadi karta. Jawaabta: Soo noqoshada manida […]