Categories
Caafimaadka Health

Soorta vitamiinada laga helo iyo 13-ka faa’ido

Soorta vitamiinada laga helo iyo 13-ka faa’ido Soomaalida ma jecla soorta, waxay u arkaan inaysan ahayn raashin vitamin leh, dadka badankooda waxay jecel yihiin baasto ama bariis. laakin maanta waxaan kuu sheegaynaa soorta inay leedahay vitamino aan ku jirin bariiska iyo baastada. marka hore soorta soomaalida ay cunaan badankeeda maxay ka samaysan tahay? Jawaabta waxay […]

Categories
Caafimaadka Health

Cabitaanka lagu cayilo oo dabiici ah

Cabitaanka lagu cayilo oo dabiici ah Cabitaanka lagu cayilo, cabbitaano badan ayaa jira oo maanta jirka usoo celin kara awood iyo naaxitaan, siiba dadka u baahan inay cayilaan ama naaxaan. waxaa ugu horreeya waxa lagu cayilo oo cabitaan ah 1- caanaha caanaha sida la og yahay, waxay wataan burutiin badan, qofka marka uu caanaha cabbayo […]

Categories
Caafimaadka Health

Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa

Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa Kaadida badan ma cudur bay tilmaamaysaa Kaadida waa wax dabiici ah oo Alle Cazz wa jalla ugu talagalay. in noolaha uu kaga takhaluso biyaha siyaadada oo aan jirka u baahnayn. Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa Kaadida badan ma cudur bay tilmaamaysaa marka kaadida mar ayay badataa, waa marka qof si […]

Categories
Caafimaadka Health

Yiridka nabarka cirridka sababta keenta iyo daawadiisa

Yiridka nabarka cirridka sababta keenta iyo daawadiisa Marka hore waxaad ogaataa cudurka Yiridka muxuu yahay sidee baa loo daaweyn karaa, su’aashan waa muhim Cudurka lagu magacaabo yiridka waa cudur ay la bukadaan ilkaha iyo micyaha iyo gowsaha jirridooda ama meelaha ay ka soo baxaan, siiba hilibka cirridka, marka ciridka bukado ama turturo oo dhiig ka […]

Categories
Caafimaadka Health

Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay

Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay Biyabbaxa nooca jirrada ah waxaa keena siigada badan qofka markuu badsado taas waxay keenaysaa maqaarka guska inuu noqdo mid xasaasiyad leh oo aan u adkaysan karin taabasho, marka ninka uu u tagayo naagta uu ku taabto cambarkeeda 2 daqiiqo xitaa galmada ma sii wadi karo, marka taas waa […]

Categories
Caafimaadka Health

Bararka kediska naasaha dumarka ku dhaco waa maxay

Bararka kediska naasaha dumarka ku dhaco waa maxay Mararka qaar dumarka waxay isku arkaan arrin lama filaan ah taas oo ah inuu bararo naaska si lama filaan ah iyadoon jirin wax jirro ah, waxaa laga yaabaa inay habeenkii gabadhu seexato iyadoo caadi ah oo aan waxba ka sheeganaynin subaxdiina ay soo kacdo isagoo naaskeeda bararsan […]

Categories
Caafimaadka Health

Caato maxaa ka dhigay dadka Soomaalida

Caato maxaa ka dhigay dadka Soomaalida Cayilka waa jirka oo naaxa baruur yeesha, cayilka marka uu yahay mid dhexaad ah, wuxuu tilmamayaa inuusan caafimaadka dhib haysan, caadi ahaan, haddii jirrooyin kale jirin, laakin marka uu xadka ka baxo wuxuu tilmaamayaa jirrooyin badan. dadka soomaaliyeed maxaa inta badan caato ka dhigay?   jawaabta waxaa weeye, soomaalida […]