Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Dumarka dareenka mooska iskaga dejiyo

Dumarka dareenka mooska iskaga dejiyo Su’aasha: Wllyal daruur waa idin salaamey waxan ahey gabar dareenkeede aad u sareeyo mararka qaar moos baan xubinta (siilka) iska galiyaa si uu kacsiga iiga yaraado arintaas ka warama. Jawaabta: Falka aad samaynayso waxaa la dhahaa siigo qofka inuu ku raaxaysto gacantiisa ama wax kale aan xalaal u ahayn, siigada […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada

Biyaha cad oo jileeca ah qubeys ma waajibiyaan

Biyaha cad oo jileeca ah qubeys ma waajibiyaan Su’aasha: Nio waaku salaamay sxbw waxaan ku weydiina markaan siigeesanaayo intaan biyo bixin ka hor waxaan isku arkay waxaa iga soo daata biyo cad oo sida kaadida cml, xaaladoos oo kale maxaa la dhahaa mana ahan biyaha jiid jiidmaayo ee xilliga kacsiga aan dareemo markaasoo kale qubeys […]

Categories
Fatwada

Waalidka caruurtiisa dayacay xaq maku leeyahay

Su’aasha: Asc Wll qof aan saaxiibo nahay ayaa ilawadaagay su’aal waxayna udhacaysaa sida tan Qof dayacay xaqi ay kulahaayeen ubadkiisu oo aan Soo barbaarin Soo tarbiyadayn Oon diinta barin Oo marna siinayn dareen aabanimo Dankalahayn oo aan ogayn wax uu kusugan yahay ilmihiisu Inuu qado iyo inkale Oo aan kalaba jeclayn noloshiisa iyo geeridiisa Sidee […]

Categories
Fatwada

Qofkii dhaho hadaan sidaa sameeyo diinta islaamka ayaan ka baxay

Su’aasha: Asc wll waxaan rabaa shalay ayaa xoogaa murunay hooyaday shay aan leeyahay ayay ka dhaaratay ana waxaan ka dhaartay lacag aan kulahaa oo labo bari ka bacdi i siin lahayd waxaan dhahay hadaan lacagtaas qaato diinta islaam ka waan ka baxay marka kafaara gudkaas soon saddex bari ah malee yahay mise waa bis Mise […]

Categories
Fatwada

Gabar aabahay kala tageen oo wali jirkeeda uusan taaban xalaal miyaa

Su’aasha: Mida kle lacala gabar aabahay kala tageen oo wali jirkeeda uusan taaban lkn ayaan ku xirnaan jirtay xiriir mala samayn karaa ama jacayl jacayl iyo hadalo mcn ma lawadaagi karaa taasna iiga jawaab. Jawaabta: Gabar aabahaaga mehersaday marna ma guursan kartid xataa hadduusan la aqalgalin, taas waa xaaraan kuma xirna inuu taabtay iyo in […]

Categories
Fatwada

Dambi aan ka towbad kaanay ayan ku noqdaa ma soomi karaa

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya dambi aan galay markan ka towbad keenana waan ku soo laabta marka Sidan Alle Dambi dhaaf u weydiiso Alle ma soomi kara. Jawaabta: Qofka hadduu dambi galo waxaa waajib ku ah inuu ka towbad keeno xataa hadduu ku noqdo mar kale dambigaas, haddii aad u soonto adoo soonka Alle […]

Categories
Fatwada

Qofka sooman cadeysiga kadib candhuufta hadduu laqo

Qofka sooman cadeysiga kadib candhuufta hadduu laqo Su’aasha: ASC hadi ruuxa sooman asago ku cadayanayo a Colgate ama caday qori ah wasaqdi ama dawadi liiqo dabcan asago kaas ayan ka aheyn ama asago qabeysanayo ama waysa qaadanayso biyaha liqoo Soonka miyuu kajabaya marar badan ayay igudacaday labadi soon ee udambeyay waxaan isdaha Soonka kamajabin hadana […]