Qofka sooman cadeysiga kadib candhuufta hadduu laqo

Qofka soomaan cadeysiga kadib candhuufta hadduu laqo

Qofka sooman cadeysiga kadib candhuufta hadduu laqo Su’aasha: ASC hadi ruuxa sooman asago ku cadayanayo a Colgate ama caday qori ah wasaqdi ama dawadi liiqo dabcan asago kaas ayan ka aheyn ama asago qabeysanayo ama waysa qaadanayso biyaha liqoo Soonka miyuu kajabaya marar badan ayay igudacaday labadi soon ee udambeyay waxaan isdaha Soonka kamajabin hadana […]