Categories
Fatwada

Xadiithka oranayo kafaarada nadarka iyo kafarada dharta wa iskumid

Su’aasha: ASC xadiithka oranayo kafaarada nadarka iyo kafarada dharta wa iskumid masaxba Tuusale ruux aya nadar wuxuu ku galay hadu been sheego inu 100 malmood soomi doono mana awooda soonkas ta badalkeda khafarada dharta mala Iman kara waxaan rajaynayaa inaad jawaab faahfaahsan iga siin doonta Will saxibkey ah ayay heysata mahadsanid. Jawaabta: Marka hore xadiiska […]

Categories
Fatwada

Addoonteyda hadey uur ku qaado Galmada Ilmahaas xalaal ma noqonayaan?

Su’aasha: Aad iyo ayaan kaaga mahad celinaa jawaabta aad isiisey mideeda kale qofku haduu adoontiisu u galmoonaayo hadey uur qaado ilmahaas xalaal ma noqon karaan. Jawaabta: Ilamaha addoontaada ay kuu dhasho waa ilmo xalaal ah oo magacaaga qaadanaya, waana ilmo xor ah adiga ku raacaya maadaama aad tahay kan iska leh hooyadooda, haddii aad dhimato […]

Categories
Fatwada

Qof addoonteyda ma u galmoon karaa?

Su’aasha: Inkastoo waqtigan aysan jirin is adoomeysi dadka dhexdiisa hadana waxaan culuma badan ka maqlay markay xadiisyada warinayaan in ay dhahaan ha u dhawaanina intaan ka ahayn xaasaskiina iyo adoontiina marka waxaan rabay hadaad cilmigaas igu dhaantaan inaad iisheegtaan waagii hore ninku haduu addoon lahaa wuxuu rabo miyuu ka sameysan jiray jwb deg deg ah […]

Categories
Fatwada

Qofka sinada galay towbada sidee looga aqbalaa

Su’aasha: Asc Wll aad baan idiinka mahad celinayaa sida quruxda, qaayahaleh ee aad noogu soo jawaab taan su’aalaha. Waxa aan raba inaan idin waydiiyo su’aal aad u qiimo badan, waxayna u dhacaysaa sida tan. Sabanadan dambe waxa aad u badatay faaxishada (zino) waxa ayna noqotay shay Aad ugu badan dhalinta eega, dadka qaarna caado ayay […]

Categories
Fatwada

Soonka nadarka ama shardiga iyo towbada

Su’aasha: ASC will aya iguyiri siigada aan joojina isbuuc kasta laba maalin aan ka soono aniga wan kacudur dartay Soonka sharciga ah kadib salada casar ayan aday anigoo salaada kujira aya waxa igu so dhacday 1 Million soon hadad Dib dambe usiigeysato masajidka wan joogi wayay wana soocararay Soonka ma igu lazimay Madama aysan suurtagal […]

Categories
Fatwada

Nadarka diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya ma soomi kara sida ay amurahayga igu toosan alle dartii inan u sooma raba culus badan ii haysti muddo bil inan sooma raba soonka Nadarka diinta maxay ka qabtaa. Jawaabta: Camalka suuban Alle waa loogu dhowaan karaa sida salaadda soonka sakada sadaqada iwm. nadarka waa wax sharciyaysan oo diinta ay […]

Categories
Fatwada

Nin dumaashidiisa uureeyay qiso dhab ah cunuga maxa lagu sameya

Nin dumaashidiisa uureeyay qiso dhab ah cunuga maxa lagu sameya Su’aasha: Bahada Daruur ad ban idinkaga mahanaqaya howsha weyn ad ino haysan waxan raba qiso dhacday inan idin la wadago taso ah  gabar agoon ah  oo da’ yar aya la noleed walasheda ka weyn oo nin qaba gabadha waxay kula noleyd reerka mudo ayay la […]