Categories
Fatwada

Riyada sida loo fasirto may noqotaa

Riyada sida loo fasirto may noqotaa Su’aasha: Asc waxaan maqlay in Riyada sida aad u fasirato Shar iyo qeyrba ay noqoto waxaa jiro riyooyin Laga gaabsado sheegistooda oo Laga duceysto hadii aad sheegtidna sida lagu fasiray noqonayo Hadaba hadii aan wax xun ku riyoodo in aan qariyo ma xal bey iitahay hadii wanaag loo fasirose […]

Categories
Fatwada

Riyada qof kasta ma fasiri karaa

Su’aasha: Asc waxaan doonayaa in aad iga jaahil bixisaan Riyada Qaabka loo fasiro waayo Riyada ma ahan wax rasuulka Laga soo xigtay fasirkeeda maxaayeelay waxyaalaha lagu riyoodo Sabanadan ma ahan wax jiray waguu rasuulka dunida saarnaa sida Diyaarad Su,aaasheyda waxay tahay Maxaad u baahan tahay Si aad u noqoto mufasir Riyo Cid kastase ma noqon […]

Categories
Fatwada

Dadka aan la gaarsiinin diinta xukunkooda muxuu yahay

Dadka aan la gaarsiinin diinta xukunkooda muxuu yahay Su’aasha: Asc 2019kii waxaan la sheekestay Wiil u dhashay wadanka Nigeria si Kedisa ah ayaan Facebook isaga baranay aniga oo markaa doonayey inaan waxka ogaado Forex iyo Bitcoin Wiilkii in badan ayaan sheekesanay English keygana ma wanaagsaneyn lkn ugu yaraan isaga waan fahmayey waxaan isku dayey inaan […]

Categories
Fatwada

Sanbabka in la cuno diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: scw bahda daruur anaga hadan somali nahay ma cunno sanbabaka waan iska tuurnaa laakin wadamo badan muslin ayaa laga cunaa sambabaka markan waxan rabaa inad iga jaahil bxisan sanbabka in la cuno diinta maxay ka qabtaa. Jawaabta: Cunitaanka sambabka waa xalaal wax dhib ma laha diin ahaan, dadka soomaaliyeed dhaqan ahaan ayay uga tageen […]

Categories
Fatwada

Soonka nadarka haduusan xiriirin kafaaro ma bixin karaa qofka

Su’aasha: Asc sida aad marar hore ishegteen Hadi ruuxa soon nadar oo xirira ugalay oo fulistisa awoodi wayo khafara ayu laimanaya kwrn Hadi soonka usan xiririn lakin ubadanyahay tuusale 15 jer oo min 30ah isagana ma khafarada miyuu la imanaya ? Aniga waxaan kawalwaln Sanahay siigadi aan sameeyn jiray markasto sameeyo aad Ayan umurugooda in […]

Categories
Fatwada

Habka ugu fiican oo waswaaska shaydaanka lagula dagaallamo

Su’aasha: Waswaska dhanka waxbarashada Ayan xal ulahaay markasto is idhahda wax akhriso oo daadalba waswaska soonka nadarka ah aya igubilabanayo hadan A helo inta iyo inta Ayan soomi marka maxa sameeya inan si xor ah wax u akhristo Ayan Raba soona marabo sababto ah ramadhanadki lasoodhafay sooman Ayan jiray igatagay lakin wanhilmamay dibkas iyo iskumashqulidan […]

Categories
Fatwada

Jinka hadii cunta la siiyo dambi miyaa

Jinka hadii cunta la siiyo dambi miyaa Su’aasha: Asc wll hooyaday ayaa xanuunsan waxaana lagu yiri Jin aad hore bun u siisay ayaa kugu kor ooman Marka si ay u caafimaado u hesho hadii Jinka Cuna lasiiyo ma dambi baa iyadoo la fiirinayo Caafimaadka qofka. Jawaabta: Jinka in cunto la siiyo si uu wax kuugu […]