Categories
Fatwada

Qoyaan aan ka shakiyay inuu musqusha iga soo gaaray salaadeyda ma ansaxaysaa

Su’aasha: Asc anigo musqusha kujiro surwal aan xiranayay Mel musqusha jirjirkeda ah ee tuujiga banankisa ah qoyaan Aya kuyalay marka surwalka mesha agteda ayuu maray inu tabtay iyo inkale Ayan kashakiyay qoyan Ayan ku arkay lakin wan qabeystay markas gacmaheygana biyo ayay lahayeen Marka wan Kala sari wayay ma mesha ayuu tabtay ba ma gacmaheyga […]

Categories
Fatwada

Yahuuda Hada joogta ma waxay kasoo faracmeen Reer binu Israiil

Su’aasha: Asc waxaan aqrisaday buug ka hadlaya Yahuuda oo uu qoray Nin iran u dhashay Wuxuu sheegayaa in yahuuda Hada ku Sugan bariga dhexe ee Israel la baxday aysan aheyn Yahuuda asalka aheyd ee kasoo faracantay Nebi Ibraahim Lana dhashay carabta yahuuda Hada joogta Yahuudii reer binu Israiil ee Nebi Ibraahim kasoo faracantay miyaa ? […]

Categories
Fatwada

Qudba siradu ma xalaal baa mise waa xaaran

Qudba siradu ma xalaal baa mise waa xaaran Su’aasha: Awalan iga raali noqo shiiqow hadaan su aalaha kugu badiyey waayo inaa wax ka faa idna jeclahay waxaan ku weydiina qudba sirada xukunkeedu muxuu yahay culimada qaar way xaaraantimeeyaan qaarna way xalaaleeyaan mida kale guurka masaafada laysla tagaayo asagana xalaal miyaa mise xaaraan maxayse ku kala […]

Categories
Fatwada

Hilibka waraabaha mala cuni karaa?

Su’aasha: Waxaan maqlay koox culimada ka mid ah oo xalaal ka dhigeysa cunista hilibka waraabaha arintaas ma jirtaa adillo saxan oo tilmaamayso in waraabaha la cuni karo maxaase keenay bal ii faah faahi. Jawaabta: Su’aashan mar hore ayaan ka jawaabay, waxaan sheegay in labo qolo ay isku khilaafeen cunista hilibka waraabaha,  waxaan kusoo arooriyay labada […]

Categories
Fatwada

Ma jano ayuu galayaa qofka risaalada diinta gaarin ee dhinta

Su’aasha: Asc ma aqaan Hanaanka uu u Shaqeeyo webkan faiidadan badan inoo hayo ee Daruur in shaqsi kaliya kawada jawaabo Su,aalaha iyo in dhowr qof ay inoo jawaabaan Waxaan dood ka qabay jawaabta Su,aal aan webka Soo waydiiyey ee aheyd muxuu yahay Xukunka qof risaalada ay gaarin ? Jawaabta la isiiyey waxay Aheyd sidan qofkii […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Qofkii qof kale ileysto dambi maa loo qoraa

Qofkii qof kale ileysto dambi maa loo qoraa Su’aasha: Asc bahda daruuro wllyal waxaan rabaa in aad ila talisaan waxaa i ilaysatay qof waalid iigu quman wayna iga qaylin marka quraan laygu akhriyo waxay igu ilaysatay tinta markii quraan laysaaro way igusoo noqotaa mudo dheer wllyaal maxaan sameeyaaa ilataliya miyaan u sheegaaa mise mise waan […]

Categories
Fatwada

Qooraha xoolaha maxay ka qabtaa diinta in la cuno

Su’aasha: Asc dadka qaar ma cunaan dadna way cunaan qooraha xoolaha sidoo kale xubinta taranka xoolaha xalaasha ah sida ariga iyo lo’da iyo geela diinta in la cuno maxay ka qabtaa xalaal miyaa mise waa xaaraan. Jawaabta: Wax xaaraan ka dhigayo ma jiro daliil xaaraan ka dhigayo masoo aroorin hilibka ayay la mid yihiin qooraha, […]