Qooraha xoolaha maxay ka qabtaa diinta in la cuno

Qooraha xoolaha maxay ka qabtaa diinta in la cuno

Su’aasha: Asc dadka qaar ma cunaan dadna way cunaan qooraha xoolaha sidoo kale xubinta taranka xoolaha xalaasha ah sida ariga iyo lo’da iyo geela diinta in la cuno maxay ka qabtaa xalaal miyaa mise waa xaaraan. Jawaabta: Wax xaaraan ka dhigayo ma jiro daliil xaaraan ka dhigayo masoo aroorin hilibka ayay la mid yihiin qooraha, […]

Sanbabka in la cuno diinta maxay ka qabtaa

Sanbabka in la cuno diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: scw bahda daruur anaga hadan somali nahay ma cunno sanbabaka waan iska tuurnaa laakin wadamo badan muslin ayaa laga cunaa sambabaka markan waxan rabaa inad iga jaahil bxisan sanbabka in la cuno diinta maxay ka qabtaa. Jawaabta: Cunitaanka sambabka waa xalaal wax dhib ma laha diin ahaan, dadka soomaaliyeed dhaqan ahaan ayay uga tageen […]