Categories
Bulsho Society Fatwada News

Waqtiga Salaadda Prayer Times in World

Waqtiga Salaadda Prayer Times in World You can find here Daruur site time prayer in the world, you must select the country and city you live Halkan waxaad ka helaysaa waqtiga salaada subax ama salaadda fajar iyo salaada Duhur iyo Casir iyo Maqrib iyo Cisha. Waqtiga Salaada halkan ayaad ka ogaan kartaa adoo dunida meel […]

Categories
Aqoonta Guud Bulsho Society Fatwada

Sababaha janada lagu galo oo kooban

Sababaha janada lagu galo oo kooban Marka hore waxaad ogaataa Jannada dhab ahaan in lagu galo naxariista Alle. Camalka waa sabab kaliya, ee ha u malaynin camalaaga inuu jannada ku geynayo. Ilaahay SW ayaa ku waanfujinaya camalka suubaan oo jannada lagu gali karo. Markaas khaatumada ayaa laguu toosinayaa markaas ayaad galaysaa janada. Halkaan ayaan kugu […]

Categories
Aqoonta Guud Fatwada Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Afarta nabi oo is dhalay iyo anbiyada dhashay

Afarta nabi oo is dhalay iyo anbiyada dhashay Afarta nabi ee is dhalay waa arrin quraanka lagu sheegay, waxaa kusoo arooray aayado quraan ah, afartaas nabi (naxariis iyo nabadgalyo korkooda ha ahaatee)  waa sidan tan: Afarta Nabi is dhalay   1- Nabi Ibraahiim     عليه السلام 2- Nabi isxaaq          عليه السلام […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Qorraxda miyaa wareegta mise dhulka

Qorraxda miyaa wareegta mise dhulka Su’aasha: Asc bahda daruur, een qur’aanka Kariimka waa Hadalkii Eebe ( cazza wajalla) wuxuuna inoo tilmaamay in ay qurraxda ay socoto, halka technology-yiinta sida NASA ay leeyihiin qorraxdu ma samayso movement lkn waxaa sameeya movement waa Dhulka ee qurraxdu hal meel ayey taagan tahay? Aniga waan aamini la ahay , […]

Categories
Fatwada

Imisa Nabi ayaa jiray oo Alle waxyi kusoo dejiyay

Imisa Nabi ayaa jiray oo Alle waxyi kusoo dejiyay Su’aasha: scw waxaa rabaa inaad iga jawaabto imisa nabi ayaa jiri jiray oo Ilaahay waxyi kuso dejiyay, quraanka ama xadiiska ma lagu sheegay inta nabi oo Alle dadka usoo diray, fadlan waxaan rabaa jawaab faahfaahsan oo ka jawaabaysa su’aasha ah  imisa nabi ayaa jiri jirtay? Jawaabta: […]

Categories
Fatwada

Qaabka rusheeyayaashu wax u daaweeyaan diinta ma waafaqsan tahay

Qaabka rusheeyayaashu wax u daaweeyaan diinta ma waafaqsan tahay Su’aasha: Walaal qaabka rusheeyayaashu wax u daaweeyaan diinta ma waafaqsan tahay Jawaabta: Qaabka noocaas ah dumarka in sidaas loo dhex boodo oo qaabkaas loo dhex galo wax diinta ogoshay ma aha, taariikhda islaamka lama hayo habkaas inuu sheekh ama wadaad dumar jin hayo u daaweeyo, waa […]

Categories
Fatwada

Al shabaab sidey sheegaan Alle dartiis ayay u dagaalamaan sow caqiido mala dhihi karo jihaadkooda

Al shabaab sidey sheegaan Alle dartiis ayay u dagaalamaan sow caqiido mala dhihi karo jihaadkooda Su’aasha: Al shabaab waxay sheegaan inay u dagaalamaan caqiidada ah sareynta Ilaahey waliba sumada calankooda waxaa ku qoran shahaadada Ilaahey iyo qiritaankeeda marwalbana ay weerar tagayaaan waxay ku dhawaaqaan kalmada Allaahu akbar maadaama habka dagaalkooda caqiido ku suganyahay sow lama […]