Lixda erey gabdhaha lagu soo jiito oo jacayl ku abuuraya naftooda
Runtii dumarka hadalka aad buu u saameeyaa gaar ahaan hadalka naxariista ku jirto.
Naagaha marka la amaano qalbigooda aad buu u qaboobaa.
Marka la yaso ama la caayo waxay noqdaan cadow daran.
Dumarka erayada amaanta aad bay usoo jiitaan.

Halkan waxaa kuugu soo bandhigayaa furaha qalbiga dumarka.
Kow: ereyga waad qurux badan tahay waa midka ugu horreeya dumarka maskaxda ka dooriyo, naagta quruxdeeda in lagu amaano aad bay u rabtaa.
Quruxfa guud ahaan.
Midda caqliga iyo midda jirkaba.
Labo. Ereyga waa kugu kalsoonahay waa erayada ugu daran haweenka ay la dhacaan marka ninka uu kasoo fulo hadalkaas, gabadha markay dareento inaad ku kalsoon tahay aad bay kuugu soo dhowaanaysaa.
Seddex: ereyga waan kuu xiisay.
Marka aad muddo kala maqnaataan oo aad taleefan u dirto oo aad tiraahdo waan kuu xiisay aad bay ugu farxaysaa gabadha qalbigeeda garaac ayuu bilaabayaa.
Afar: haddaad ku tiraahdo boqoradda dumarka ayaad tahay, ereygan dumarka si fiican ayay u jecel yihiin, ninka markay ka maqlaan waxay dareemaan inay ninka qabsadeen oo naagaha kale uusan qiimaynin.
Naagta waxay dareemaysaa marka lagu yiraahdo boqoradda dumarka baad tahay inay tahay naag aan la gaari karin oo dumarka madaxweyne u ah.
Shan: iga raalli noqo waan kaa qaldanahay. Marka aad wax yar isku khilaaftaan oo aad u muujiso inaad ka qaldan tahay aad bay kuu tixgalinaysaa, waxay dareemaysaa in iyada la qiimeeyo oo laga dambeeyo.
Lix: kaama maarmayo.
Ereygan waa shidaalka ugu weyn oo naagaha dareensiiyo in la jecel yahay, marka aad u sheegto inaadan ka maarmin waxay dareemaysaa in jacaylkaagu dhab yahay, markaas waxay kuula dhaqmaysaa hab ka duwan sidii hore.
Marka ereyadan waa dahab dumarkuna waa jecel yihiin dareenkoodana way kiciyaan ha u daymo darnaanin.
.
Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee
Six words to attract girls and create love in themselves
Indeed, women are very influenced by words, especially words that contain kindness.
When women are praised, their hearts become very cold.
When they are ridiculed or insulted, they become fierce enemies.
Women are very attracted to words of praise.
Here I present to you the key to women’s hearts.
First: the word you are beautiful is the first thing that comes to women’s minds, a woman really wants to be praised for her beauty.
Beauty in general.
Both intellectually and physically.
Two. The word I trust you is the most powerful word that women fall for when a man uses that word, when a girl feels that you trust her, she will get closer to you.
Three: the word I miss you.
When you are apart for a while and you call her and say I miss you, she is very happy, her heart starts beating.
Four: If you tell her you are the queen of women, women love this word very much, when a man hears it, he feels that he has conquered the man and that he does not value other women.
A woman feels when she is told that she is the queen of women that she is an unattainable woman who is the president of women.
Five: Forgive me, I am wrong. When you disagree a little and show her that you are wrong, she respects you very much, she feels that she is valued and respected.
Six: I cannot help you.
This word is the biggest fuel that makes women feel loved, when you tell her that you are not indispensable, she feels that your love is real, then she will treat you differently than before.
So these words are gold and women love and they arouse their feelings, do not be harsh on them.
.
