Janno iyo naar waa labo daar Alle khalqiga u diyaariyay. Oday ayaa wuxuu ku yiri wiil uu dhalay wiilkiisa: wiilkeygiyow jannada sida lagu galo waa lacag la’aan naartana qarash ayaa lagu galaa. Wiilkii baa wuxuu yiri: awoowe maxaa ka waddaa? Awoowaha ayaa yiri: qofka qamaarka cayaaraya lacag buu bixinayaa qofka khamrada cabbaya lacag buu ku […]
