Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Afarta waxyaabood Gabdhaha loo guursado maxay yihiin

Dadka caadi ahaan afartaan waxyaalood ayay dumarka u guursadaan sida xadiiska uu sheegay Nabiga SCW wuxuu yiri :   تنكح المرأة لأربع مالها وجمالها وحسبها ودينها  صحيح البخاري Haweeney waxaa loo guursadaa Afar waxyaalood hantideeda iyo nasabkeeda iyo quruxdeeda iyo diinteeda ee ku guulayso midda diinta leh gacmahaaga ciidda ha galaanee Taasoo laga wado diinta […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Dareenka raga iyo dumarka maxaa aad u badiyo

Dareenka raga iyo dumarka maxaa aad u badiyo Dareenka kacsiga waa dareen raga iyo dumarka ay wadaagaan. laakin waxaa muhimsan kan raga maxaayeelay naagta haddii aysan dareen lahayn galmada way wadi kartaa, laakin ninka hadduusan dareen qooq lahayn galmada ma wadi karo. naagta way asturan tahay, illeen lagama rabo iyada wax soo baxsan oo soo […]

Categories
Bulsho Society News

Idil Maxamed waa gabar mudan in lagu daydo

İdil Maxamed Cabdiraxmaan Waa Hooyo Soomaaliyeed waxay gaartay Nolosha hormar kasoo ah guusha waxbarashada. İdil Maxamed Cabdiraxmaan waxay soo wadday Waxbarasho Muddo fog waxayna maanata difacaneysay buuggedii Qalinjabinta Waxay nolosha ka gaartay heer waxbarasho ilaa ay ka noqoto dhaqtarad. Manata oo ku begned 28.4.2019 Difacashadi buugeda ayaa waxaa so wajahday inay xaaldao kala duwan inta […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Astaamaha qofka waalan rabo lagu garto

Astaamaha lagu garan karo qofka ay waalli usoo dhowdahay ama qofka waalan rabo. Waalashada waxaa ugu xun midda maskaxda isku dardarsanta oo aan jinka ahayn. middaas inta badan qofka waxay qabsataa marka uu aad wax u jeclaado wixiina waayo. waxaa jira dad gabar u waashay sidoo kale waxaa jira dad lacag u waashay. qofka wuxuu […]

Categories
Bulsho Society

Sariiraha dabaqa yay ku habboon yihiin

Sariiraha dabaqa yay ku habboon yihiin Sariiraha dabaqa ee caruurta waxay ku habboon yihiin qoyska ku nool guri ciriiri. haddii aad ku nooshahay guri yar caruurtaada waxaad u dhigi kartaa sariiraha dabaqa. laakin haddaad ku nooshahay guuri waasac ah waxaa fiican inaadan adeegsanin sariiraha dabaqa. sariiraha dabaqa waxaa la adeegsadaa marka ay daruuro kuu geyso. […]

Categories
Bulsho Society

Gabadha quruxda badan sababta guurka ay uga daahdo iyo furiinkeeda degdega

Dad badan ayaa isweyddiiyo su’aashan. Waxaad arkaysaa dumar fara badan oo qurux leh haddana guurka ka daaho. Qaarkooda waxay gaaraan shan iyo soddon sano. Taas maxaa keeno? Waxaad arkaysaa gabdho aan qurux lahayn oo dhaqsi lagu guursado. qaarkooda labaatanka ayagoon gaarin ayaa la guursadaa? Taas maxaa loo celin karaa? Marka hore waxaad ogaataa gabadha waxa […]

Categories
Bulsho Society News

Gabar qortay buug Goroob Iyo Godob Rageed la magac baxay

Buugga “Goroob Iyo Godob Rageed” oo ah buug ay qortay haweeney soomaaliyeed. waxaa lagu magacaabaa Nimco Maxamed Nuur waxayna ku nooshahay magaalada Espoo ee dalka Finland. buugga wuxuu ka hadlayaa waxyaalo badan oo la xiriira ragga soomaaliyeed. sidoo kale wuxuu wataa qisooyin dhacay oo la guudboon dumarka. buugan wuxuu aad u gilgilay ragga soomaaliyeed waxaad […]