Saaxibkay si xun ayuu ii galay

My friend offended me and acted inappropriately

Saaxibkay si xun ayuu ii galay

Su’aasha:

Nin saaxib aan nahay ayaan ka shakisanahay inuu lacag iga xaday, waayo qolka lacga ku jirto qof kale ogaa ma jirin, waxaan garan la’yahay waxa aan ku sameeyo iyo si aan ugu sheego, lacgatana way badan tahay, marka maxaad igula talinaysaa.

Saaxibkay si xun ayuu ii galay
Saaxibkay si xun ayuu ii galay

Jawaabta:

Qof in lagu tuhumo xatooyo wax sahlan ma aha siiba marka uu yahay qof saaxibkaaga ah, marka waxaa dhici karta qof kale inuu kaa qaatay, waayo ninka saaxiibkaaga ah hadduu kaligiisa ogaa way adag tahay inuu isaga qaato, illeen tuhun ayay u keeni kartaa, marka arinta waxaa dhici karta qof kale inuu ka dambeeyo, teeda waxaad samayn kartaa inaad sheekada u sheegto saaxiibkaaga adoo la tashanaya waxa aad sameyn rabto oo ku saabsan lacagta, qofka saaxiibka saxa ah lagama yaabo inuu lacag ka xado saaxiibkiisa, teeda kale saaxiibkaaga adaa yaqaana, waayo marka qofka aad la saaxiibto waxay ka dhigan tahay inaad xogtiisa og tahay.

Dareenka Iyo Kacsiga Badan Maxaa Lagu Xalinkaraa?

It is not easy for someone to be accused of theft when they are your friend, when it may happen that someone else has taken it from you, for if your friend knows it alone it is difficult to take him, because it can cause suspicion, when the issue may happen to someone else to be behind it, you can do it to tell the story to your friend in consultation with what you want to do about the money, It is not possible for the right friend to steal money from his friend, and you know your friend, for when you make friends with the person you are friends with, it means that you know his information.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More