Riyada 6 beri kahor ayaad geeriyootay

Su’aasha:

waxaan ku riyooday ayadoo walasheeda idhaheso waxaad dhimatay 6beri kahor oo qof nool matihid anigana waxaan ahay qof dhintay okale oo aan waxba dareemeen hadana walasheda kale oo ila dhalatay waxay leedahay waa beenteeda oo waa nooshahay

Riyada 6 beri kahor ayaad geeriyootay
Riyada 6 beri kahor ayaad geeriyootay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn noloshaada lasoo gudboonaanaya, waxaan kula talinayaa inaad ku dadaasho daacada iyo cibaadada, si fiican ugu dadaal xuska Alle iyo akhriska quraanka, isbadalka wuxuu noqon karaa uguur ama safar,  inshaa Allaah khayr bay noqonaysaa riyada.

 

Waxaan ku riyooday geerida siyaasi caan oo soomali ah

The dream indicates a major change in your life. I advise you to strive for sincerity and devotion,

and to strive hard to remember Allah and read the Quran. The change could be a pilgrimage or a journey. Insha Allah, the dream will be good.

الحلم يدل على تغيير كبير في حياتك ، أنصحك أن تكون صادقًا ومتدينًا ، وأن تبذل قصارى جهدك لتذكر الله وتداوم قراءة القرآن ، فالتغيير يمكن أن يكون الزواج أو السفر ، إن شاء الله ، يكون الحلم جيدًا.

Leave a Reply