Categories
Caafimaadka Health

Sixirka iyo isha iyo jinka farqiga u dhexeeya

Sixirka iyo isha iyo jinka farqiga u dhexeeya Waxaa jira sixir iyo il iyo jin, waxaana u dhexeeya farqi weyn dhamaantooda, waxaan uga hadlaynaa mid kasta si kooban Sixirka waa wax jiro oo ku soo arooray Quraanka kariimka, dadka sixirka sameeyo waxay adeegsadaan shayaadiinta si ay u gaaraan dantooda, sixirka intiisa badan wuxuu ku dhisan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada maska jaalaha ah aan dilayo

Riyada maska jaalaha ah aan dilayo Riyada: Waxan ku riyooday anoo masaajidka joogo qeybtiisa weeso qaadka anoo wesaqadanaya waxaan arkay mas weyn oo midabkoosa jaalo iyo cadan wana mas dheer diibka ka qawana kdb 3 mar aa ileygeyga micida ah ku qawana oo waa dila kadib waxan ku tura mesha biyaha wesaqadka marayen ana waa […]

Categories
Fatwada

Laaluushka goormuu xalaal yahay in la bixiyo

Laaluushka goormuu xalaal yahay in la bixiyo Su’aasha: Daruur.com aad baan idiin salaamay marka hore run ahaantii waxaan caadaystay si maalinle ah inaan su aalo idiinsoo waydiiyo waxaanan idiinka mahacdelinayaa sida aad jawaabaha wanaagsan ee climiga kudhisan aad noo siisaan. Webka asxaabtayda iigu dhaw waan wada gaadhsiiyay qaarkoodna way is diwaangaliyeen oo su aalaha way […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qof aan deyn ku lahaa ayaa si kedis ku dhintay sideen u cafiyaa

Su’aasha: Asc sheekh qof ayaan dayn kulahaa qofkiina mawtalqafle ayuu kudhintay waxanan jeclaystay inaan kacafiyo qoyskiisa miyaan ogaysiinayaa mise caadi ayan ucafin karaa kaligay Jawaabta: Maadaama adiga kaliya aad tahay qofka deynta ku leh looma baahna inay ogaadaan dad kale, Ilaahay ayaa wax walba og isagaana kaa abaalmarinaya cafiska aad ka cafisay deynta. Haddii aad […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa Su’aasha: Caaga bonbilaha ah oo xubnaha taranka dumarka loo sameeyay (siilka caaga) hadan isticmaalo siigo miyaa mise sidokale caagas hadan biyo iska keeno danbi miyaa Jawaabta: Siigada waxaa lagu qeexaa inaad biyaha isaga keento ama aad ku raaxaysanto wax xalaal aan kuu ahayn sida gacantaada ama wax […]

Categories
Fatwada

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto Su’aasha: Walaal ajri intee leeg ayaa kujira inaad qof dhiig ushubto? Jawaabta: Haddii dhiigga aad qofka u shubayso dhib uusan u keenaynin caafimaadkaaga waa wanaag iyo kaalmo aad u sameysay qofkaas, waagii hore ma jirin qof dhiigiisa u shubaya qof kale, haddii qofka dhiiga laga […]

Categories
Fatwada

Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah

Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah Su’aasha: AscĀ  Sheekh waxaan sarifay lacag waxan sarifay lacag qiimihiina waan ku heshiinay laakin anuu kama gudoomin ee wuxuu dhahay waan kasoo dabadiri arintaas ribo miyaa mise waa sax Jawaabta: Lacag marka la sarifayo waa in gacan ka gacan laysku guddoonsiiyaa, ama wax u dhigmo in […]