Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag jiifta Riyada: Asc bahda daruuro waxaa ku riyooday xalay gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag jiifta ani dabaq saarnaa iyadane guri iga hooseeyo ay jiftay Fasirka: Riyada waxaa laga fahmayaa gabadhaas iyo adiga inaad isku nolol aad tihiin waxyaalo badan aad wadaagi doontaan, wax badanna uu […]
