Kulanka jamaacada tabliiqa sanadkiiba ama jimca kaste bidco miyaa Su’aasha: Walaal kulan waynaha ( ijtimaaca) jamaacada tabliiqu qabsadaan sanadkiiba halmar ijtimaacaasi bidco ma noqonayaa? Jawaabta: Ijtimaaca ay sameeyaan jamaacada tabliiqa bidco ma aha, wax reebaya ma jiro habeen kaste jimco ah inay kulmaan ama khuruujka ay waqti u degsadaan, ama inay kulmaan sanadkii hal mar […]
