Malab iwm ah haddii la marsado musqusha malagu soo dhaqi karaa Su’aasha: Walaal su aal ayaa jirta oo ay xaaskaygu rabto in looga fatwoodo su aashuna waa tan: ” qurxinta iyo ilaalinta nadaafadda wajiga waxaan u adeegsadaa waxyaabo dabiici ah sida; timirta, bunka, malabka iyo avocado da. muddo kadib musqusha ayaan iskagasoo dhaqaa, hadaba maadaama […]
