Waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah

Waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday aniga oo helay 3 dhagax oo macdan ah mid ka mida ayaa ahaa dheeman cad waxaana ka helay dhulka Isoo fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wax qaali ah inaad heli doonto sidoo kale nolol aad u wanaagsan oo […]
Riyada luulka cagaaran anoo dhagax kasoo fujinaya

Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday anigoo meel Dhaqaxan Dahab ah dhagaxan waawayn oo dahab ah waxan arkay dhagax yar oo madow waxa Ku dhex jiray diamond Cagaaran oo iftimayay oo wan Ka so Fujiyay Fasirka: Riyada macne badan ayay xambaarsan tahay, waxay tilmaamaysaa isbadal iyo safar iyo hanti, luulka wuxuu astaan u yahay awood […]
Riyo dhagax nalagu soo tuuraayo aniga iyo hooyo

Riyada: asc waxaa rajena inaa caafimad qabtaan. riyada waxaan ku arkay aniga io hooyade meel waxaa joognaa barxad ah oo dadbadani ay joogan sidoo kale meel luuq ah ayaa kudhuumanena anagoo dhan askar ayaa gadaal dhagax nooga soo tuureysa dhagax waawen aniga waxaa iskuduuba hooyadee oo dhagaxaha ayada kudhici lahaa anigaa isku aadinaya oo dhamaan […]
Riyada dhagax oo cirka kasoo daadanaya

Riyada dhagax oo cirka kasoo daadanaya Riyada: Asc Waxa aan ku riyooday dhagxaan madmadow oo samada ka soo daadanaya sida roobka Maxu naqonaya fasirkeedu MAHADSANIDIN. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa meesha dhagxaantaas ay ku soo daadanayaan in ay degan yihiin dad Alle aan ka baqaynin oo xumaan samaynaya, dadkaas waxaa ku habsan doono haddaysan ka noqonin […]
Riyada nin dhagax igula soo ordaayo

Su’aasha: Waan ku salaamay Waxaan xaley ku riyooday anoo meel wado maraayo ayaa waxaan ag maraayey meel niman tubiista ah wax ku dhajinayaan markaasaa xarig ay dhulka dhigeen ku turunturooday anna intaan xanaaqay baan dhagax yar soo qabsaday si aan iskaga baaciyo ragan jidka wax ii dhigay markaasa mid ka mida kuwii jidka wax ku […]
