Somalia needs different people Yaa saxsan? waa su’aal jawaabteedu adag tahay waxaana ka jawaabi karo qof aan qabyaalad ku jirin waana la la’yahay qof soomaali ah oo aan qabyaalad aaminsanyn amin arts maalmahaan wuxuu shiika ku hayaa guddoomiyaha baarlamaanka Mudane Mursal Ilaa iyo hadda ma cadda xaalka soomaaliya qof warkiisa la qaadan karo ayaan jirin […]
