Far qurux badan oo qalinka caadiga lagu qoray خط نسخ جميل سورة الفاتحة بخط الرقعة Quruxda farta waa mowhibo ninkan wuxuu adeegsaday qalin caadi ah, wuxuuna ku qoray far aad u qurux badan oo la mid ah midda musxafka ama kitaabka jaamaca ah. dhowr suuro ayuu ku qoray ninkan khadkan quruxda badan, si fiican […]
