Cuncunka wareegga futada maxaa sababaya
Qofka wuxuu la kulmaa mararka qaarkood cuncun uusan la joogin karin gaar ahaan dabada daloolkeeda, kaas oo dhib badan u keenaya qofka marka maxaa la dhihi karaa arintaas sabab u noqon kara?

marka hore waxaa laga yaabaa nadaafad xumida qofka waxaa laga rabaa inuu si fiican isaga dhaqo meesha marka uu soo guto xaajadiisa, sidoo kale inuu iska ilaaliyo kastuumooyinka ka samaysan marooyinka jirka guba sida nayloonka oo kale gaar ahaan xiliga kulaylka, teeda kale cuntada aad cunayso waa inay tahay mid nadiif ah, sidoo kale biyaha aad cabbayso waa inay ahadaan kuwo nadiif ah, biyaha mulumuliga leh waxay keenayaan jariiriso waxa lagu magacaabo taasoo dabada ka dhexdhalata waxay u baahanahysaa qofta ay ku dhaco inay meesha si xun u xoqdo, marka iska gaar arintan, waxaa laga yaabaa xoqitaanka inuu keeno nabro daran oo xanuun badan.
What causes itching in the anus?
Sometimes a person experiences itching that he cannot bear, especially in the anus, which causes a lot of discomfort to the person, so what can be said to be the reason for this?
First of all, it may be poor hygiene. The person is required to wash the area thoroughly after defecating, and to avoid wearing clothes made of fabrics that burn the body such as nylon, especially in hot weather. On the other hand, the food you eat should be clean, and the water you drink should also be clean. Dirty water causes a so-called infection that occurs in the anus and requires the person to rub the area badly. So be careful with this, scratching may cause severe and painful wounds.
البواسير تكون أما بسبب حدة الدم أو لكثرته أو لغلظه أو لهما جميعا.
لى جربت ذلك فوجدته يكثر في الأبدان الكثيرة الغليظة الدم. وكلام جالينوس في حركة العضل:إنه ربما يعرض من علاج البواسير خروج الغائط من غير إرادة من أن ينقطع جزء من العضلةأو كلها أو جلها فتضعف أو يبطل انضمامها لأن هذه العضلة موضوعة بالعرض لا بالطولولو كانت بالطول ما كان ينالها من جرم الباسور آفة لأنه كان ينقطع ليفها بالطولوإنما تعرض هذه إذا كان الباسور الذي يقطع بعيدا من الشرج واحتيج في خزمه أن يقطع كل العضلةأو أكثرها وأنت تعلم ذلك بأن تنظر إليه وتأمر العليل بضم شرجه وتفقد موضع الحركةفإن كان الباسور أقرب إلى المقعدة ووراءها إنما يتحرك بضم العليل شرجه أجساما كثيرةفإن الخزم لا يضره وإن كان على حد الحركة أو بعدها فإن في خزمها إبطالا لفعل هذه العضلة البتة
Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka
