Doodda aan faa’idada lahayn qofka meel xun ayay ku riddaa siiba qofka marka uu ku doodayo diinta islaamka asoo kasoo horjeeda oo raba inuu sugo baadil. Qofka muslinka waxaa lagaga baahan yahay inuu ka dheeraado doodda madhalayska ah. Taas oo laga wado dood aan natiijo lahayn kaliya waa buuq iyo hadal xun. Xadiis ayaa si […]
