Kaadida maxay u xirantaa xiliga kacsiga

Kaadida maxay u xirantaa xiliga kacsiga Su’aasha: walalayal waxaan la’ahay qof iiga jawaabo su’ashan oo ah marka qofka kacsado kaadida maxay u istaagtaa kaadida iyo manida ma is diisayaan raga iyo dumarka maka siman yihiin taas. Jawaabta: Waa dabiici qofka markuu kacsado inay xiranto kaadida waayo kaadida waxa ay wadato biyaha ninka lid ayay ku […]
Caloosha dumarka maxaa lagu yareeyaa

Caloosha dumarka maxaa lagu yareeyaa Su’aasha: Waxan ahay xaas marka aan dhalay labo da’ waxaan isku arkay calooshayda oo baruur badan yeelatay si kaste an cuntada isaga yareeyo isma badalayso dumarka calooshooda maxaa sabab u ah dhalmada miyaa ama sabab kale ayaa jira, ninkayga waxaan ku arkay inuu qaabkaas dhibsanayo mar kaste wuxuu igu soo […]
Noocyada shuhadada oo xadiiska kusoo arooray

Noocyada shuhadada oo xadiiska kusoo arooray Shahiidnimada waa darajo aad u sarraysa qof kaste ma helo, diinta islaamka meel weyn ayay geysay dadka shuhadada. Marka noocyo badan ayay leedahay shaiidnimada axaadiista soo socota ayaana faahfaahin dheeraad ka bixisay: Shuhadada noocyo badan ayay leeyihiin rasuulka scw ayaa xadiiskan noogu caddeeyay wuxuu yiri rasuulka: (مَنْ قُتِلَ دُونَ […]
Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn

Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn Su’aasha: Waxaan ahay gabar wax barata quruxna waan leeyahay rag badan oo jmaacadda ila dhigta ayaa guur iga raba qaarkoodi toos ayay iigu shegeen qaarna sarebeen ahaan, hadaba waxaan rabaa inaad ii sheegtaan ninka guurka daacad u ah astaamaha lagu garto, qofka guri dhaqi kara. […]
Ilmaha beenta sheega sidee looga reebaa

Su’aasha: Waxan ku arkay cunugayga inuu been sheego, dhowr jeer ayaan ku arkay, waxyaalo badan ayuu iga qariyaa mana garanayo meesha uu beenta kasoo bartay walaalayaal sideen beenta uga reebi karaa ila taliya. Jawaabta: Ilmaha beenta waxaa u keena inta badan cabsida iyo kalsooni la’aanta, hadduu cunugga loo garaacayo wax walbo uu sameeyo wuxuu bilaabayaa […]
Labadayda xaas mid ayaan aad u jecelahay ma dambi baa

Su’aasha: waxan qabaa labo xaas labada way fiican yihiin laakin mid ayaan aad u jeclahay oo marka gurigeeda aan joogo aad baan u raaxaystaa midda kale sidaas kuma ahi haddaba cadaalad miyaa sidaas oo dambi miyaa lay qorayaa fadlan ila taliya. Jawaabta: Qofka labo xaas leh iyo wixii ka badan waxaa waajib ku ah inuu […]
Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya

Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya Su’aasha: Walaalayaal xaaskayga waxaan ku arkay inay rag kale la xiriirayso, taasna waxaan ku ogaaday markaan guriga ka maqanahay wax kale ayay ku mashquulsan tahay, whatsapp ayay aad u adeegsataa iyo facebook, maalin si kadis ayaan ku arkay talefankeeda, waxaan ku arkay hadalo aan fiicanayn oo niman usoo dirayaan […]
