Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xiiridda shuunka maxay noqon

Riyada xiiridda shuunka maxay noqon Su’aasha: qofka marka uu riyo ku arko asoo timaha shuunka iska xiirayo oo sidaas ku raaxaysanayo sidaas ayaa biyaha shahwada uga imaanayaan ason wax ku samaynin xubinta taran markaas wuxu so kacaya asoo caadi ah oon wax biyo ah ka soo bixin riyada nocas maxaa la dhihi karaa. Jawaabta: Riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhiiqada qofka soo gaaraysa

Riyada dhiiqada qofka soo gaaraysa Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo dhiiqo ku dhex jiiro waxana watay shaatii cad wuuna iga wasaqow saiid. Marka fasirka riiyada dhiiqada qofka ku dhex dhaca maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada dhiiqada ama dhooqada ma fiicna waxay tilmaamaysaa murugo iyo walbahaar aad u daran, sidoo kale […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada baabuurka guduudan maxay noqon

Su’aasha: Waxaan rabaa in la ii fasiro qofkii riyo ku arko asoo fuulaya gaari guduud ah oo u  eg tagsi laakin tagsina ahayn maxaa lagu fasir karaa. Jawaabta: Gaariga guduudan waxaa lagu fasiraa jacayl qofkii arko asoo fuulaya gaari guduudan wuxuu helayaa xaas wanaagsan, guud ahaan gaariga waa nolol iyo badbaado iyo wax danta lagu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qof yar oo naag guursanayo

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo booqonaya wiil aan aqaano gurigooda tagaya waxana arkaya wiilka oo guursaday oo uur loo leeyahay wiilka waan aqaana xaas malahan mana gaarin in uu guursada marka riyaadas maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal inuu kusoo socdo nololosha qofka doobka ah aad ku riyootay […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay

Saliida geedka ninka la mariyo dhib ma leedahay Su’aasha: salam waxan isku arkay gus yari guskayga markuu kaco waa 6 sn markuu dansan yahayna waa 2 sn oo kale meesha ayuu dhegan yahay anigana waxan jiraa 19 sano marka waxan maqlay saliida guska ayay weynaysa arintas maxaa ka jiro hadii sax ay tahay waa salidee […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday nin aan maalin hore weydiistay in uu ii caawiyo ayaan xalay riiyo ku arkay asaga oo siinaya lacag shan boqol dollar oo u dhiganta 2 shiling oo dahab midabkiisa jaale balse wuxuu leeyahay safaro waxay ku noqonaysa $500 intas kugu caawiyay anigana ka dalbaday Week hore […]

Categories
Caafimaadka Health

Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay

Garoob ayaan ahay cuncun iyo dhacaan ayaa i wareeriyay Su’aasha: Garoob ayan ahay, waxan isku arkay dhacaan aan dhamaanin oo cad ah wuxuuna wataa ur aad u qurmuun, sidoo kale cun cun daran habeenkii kama hurdi karo maxaa daawo u ah la dhihi karaa fadlan. Jawaabta: Cuncunka iyo dhacaan labadaba waxay tilmaamaan bagteeriya, dumarka qaar […]