Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa Su’aasha: Walaal maalmahaan waxaan dareemayaa calool xiran dhanka saxarada ayaa iga xiran maxaa lagu socodsiin karaa oo loo isticmaalaa. Jawaabta: Caloolfadhiga inta badan wuxuu u noqonayaa cuntada qalaylka ah, iyo biyaha in layska yareeyo, waxyaalaha caloosha socodsiiya waxaa ka mid ah cuntada jilcan oo qooyan, sidoo kale biyaha badan, iyo […]
